Home » Archives by category » Wararka (Page 695)

Dood Cadaaladda Puntland: Markii ugu horeysay 15 sano kadib tan iyo aasaaskii Puntland oo laga doodayo Hay-adaha Dawladda ee kala madaxa banaan (Chekcs and Balance) (Dhageyso)

Comments Off on Dood Cadaaladda Puntland: Markii ugu horeysay 15 sano kadib tan iyo aasaaskii Puntland oo laga doodayo Hay-adaha Dawladda ee kala madaxa banaan (Chekcs and Balance) (Dhageyso)

Radio Daljir ayaa dood aad u heer saraysa dhex dhigay Wasiirka Cadaaladda Puntland ismaaciil Maxamed Warsame, Xildhibaan Cabdul Cabdi faarax Gudoomiye ku xigeenka gudiga Shuruucda Siciid Axmed faarax. Dooda ayaa lagu falanqaynayaa kala madax-banaanida Hay-adaha Dawlada, sida hay-adda Xukuumadda ee uu Gaas Hogaamiyo, tan Baarlamaanka, Tan Garsoorka (Akhri wixii Puntlandobserver sanad kahor ka diyaarisay arrinkaan) […]

Continue reading …

Saado Cali Xildhibaanad Geesiyad Runta Sheegta oo ka hadashay Dhibaatada Shacabka Shabeeleha Hoose iyo SSC lagu hayo (Dhagayso)

Comments Off on Saado Cali Xildhibaanad Geesiyad Runta Sheegta oo ka hadashay Dhibaatada Shacabka Shabeeleha Hoose iyo SSC lagu hayo (Dhagayso)
Continue reading …

Madaxwaynaha Puntland oo reer Puntland ugu baaqay inay is difaacaan (Video)

Comments Off on Madaxwaynaha Puntland oo reer Puntland ugu baaqay inay is difaacaan (Video)
Continue reading …

Maraykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub oo ugu baaqay Soomaaliland in ay ciidamadeeda kala baxaan Sool Sanaag iyo Cayn (Dhageyso)

Comments Off on Maraykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub oo ugu baaqay Soomaaliland in ay ciidamadeeda kala baxaan Sool Sanaag iyo Cayn (Dhageyso)

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, iyo Ergeyga gaarkaa ee Maraykanka Soomaaliya uga wakiilkaa ayaa si wadajir ah warsaxaafadeed usoo saaray. Waa in ay Soomaaliland iyo Puntland ay kala baxaan ciidamadooda oo hada kadib dhanka horumarka awooda lasaaraa. Waa in xeer jajab laraadshaa oo aan dagaal wax lagu xalin ayay warsaxaafadeedka […]

Continue reading …

Indhasheel oo sheegay in ay jab wayn gaarsiiyeen ciidamada Soomaaliland (Video)

Comments Off on Indhasheel oo sheegay in ay jab wayn gaarsiiyeen ciidamada Soomaaliland (Video)
Continue reading …

Salaad Cali Jeele oo si wanaagsan u sharaxaya dagaalada Shabeelaha Hoose cida ka masuulka ah ayaa eeda saaray Madaxda Dawladda (Dhageyso)

Comments Off on Salaad Cali Jeele oo si wanaagsan u sharaxaya dagaalada Shabeelaha Hoose cida ka masuulka ah ayaa eeda saaray Madaxda Dawladda (Dhageyso)

Eeda waxaa iska leh Madaxda Dawlada waayo waxay aheyd in ay ku taageeraan shacabka Shabeelada Hoose sidii ay Golayaal Deegaan oo Shabcabka Deegaanka ay soo matala u dhisan lahaayeen. Laakiin arinkaas waxaa diiday Xassan Shiikh iyo wasiirkiisii arrimaha gudaha oo marwalba dusha kaga keenayay dad lasoo magacaabo, saas waxaa yir Salaad Cali jeele [audio:http://markacadey.com/wp-content/uploads/2014/06/salaad.mp3] Ama […]

Continue reading …

Akhriso: Magacyada Saraakiisha iyo Guutooyinka Xasan Culusow Ee Ka Qayb Qaadanaya Duulaanka Deegaanada Beesha Biimaal

Comments Off on Akhriso: Magacyada Saraakiisha iyo Guutooyinka Xasan Culusow Ee Ka Qayb Qaadanaya Duulaanka Deegaanada Beesha Biimaal

Markacadey.com : Waxaa halkan idinku soo gudbineynaa Guutooyinka iyo Saraakiisha maamulka Xasan Culusow ee qaybta ka ah duulaanka lagu soo qaaday deegaanada beesha Biimaal. Arinta micnaha weyn sameyneyso ayaa ah in saraakiisha aan magacyadooda idiin soo gudbineyno ay ku dagaalamayaan hubka iyo gaadiidka loogu deeqay Somalia si hubkaasi dalka cadow looga difaaco. Sidoo kale Saraakishan […]

Continue reading …

Kabtan Iimaan Cabdullaahi: Sariikiisha DFS waxaa lagu dalacsiiyaa Isir iyo qabiil ee laguma dalacsiiyo Aqoon iyo karti, 50 nin oo Isaaqa lakaalay bay igu yiraahdeen hadaad rabto in lagu dalacsiiyo (Dhagayso)

Comments Off on Kabtan Iimaan Cabdullaahi: Sariikiisha DFS waxaa lagu dalacsiiyaa Isir iyo qabiil ee laguma dalacsiiyo Aqoon iyo karti, 50 nin oo Isaaqa lakaalay bay igu yiraahdeen hadaad rabto in lagu dalacsiiyo (Dhagayso)

Kabtan Iimaan Cabdullaahi: Sariikiisha DFS waxaa lagu dalacsiiyaa Isir iyo qabiil ee laguma dalacsiiyo Aqoon iyo karti, 50 nin oo Isaaqa lakaalay bay igu yiraahdeen hadaad rabto in lagu dalacsiiyo: [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/06/Kabtan-Iiimaan-Cabdullaahi.mp3] Ama Moobiilkaaga ka dhageyso

Continue reading …

Tanzaaniya oo Muqdisho u tababaraysa 100 kun oo ciidamo ah si Gobalka Shabeelada Hoose ay xoog ugu qabsadaan

Comments Off on Tanzaaniya oo Muqdisho u tababaraysa 100 kun oo ciidamo ah si Gobalka Shabeelada Hoose ay xoog ugu qabsadaan

Waxaa cajiiba sida ay Beesha Caalamku isaga indhatirayso waxa kasocda Soomaaliya, iyadoo ay waxwalba taako taako ula socdaan oo ay un-tu xitaa soo qoraan in ciidamada hada DFS loo tababaro ay yihiin ciidamo beeleed ayay hadana Beesha Caalamku Soomaaliduu isku sii gubayaan. Hoos ka daawo tanzaniya oo 100 kun oo cusub tababaraysa

Continue reading …

Khaatumo sweden ciyaartii Jaandheer (Video)

Comments Off on Khaatumo sweden ciyaartii Jaandheer (Video)
Continue reading …