Home » Archives by category » Wararka (Page 697)

Ugaas Faarax:Ugaaska Beesha Direed: ayaa ugu baaqay xildhibaanada Beesha direed in ay kabaxaan DFS waayo Tignikadii dawladda ayaa lagu gumaaday shacabkii Biyamaal (dhagayso)

Comments Off on Ugaas Faarax:Ugaaska Beesha Direed: ayaa ugu baaqay xildhibaanada Beesha direed in ay kabaxaan DFS waayo Tignikadii dawladda ayaa lagu gumaaday shacabkii Biyamaal (dhagayso)

Ugaas faarax oo Ugaas beesha Direed: ayaa ugu baaqay xildhibaanada Beesha direed in ay kabaxaan Dawlada waayo Tignikadii dawlada ayaa lagu gumaaday shacabkii Biyamaal. [audio:http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2014/06/eee.mp3] Ama Moobiilkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Faysal Cali Waraabe: Jamaame, jilib iyo Marka anaa ka shaqayn jiray waa dhul Biyamaal (Dhagayso)

Comments Off on Faysal Cali Waraabe: Jamaame, jilib iyo Marka anaa ka shaqayn jiray waa dhul Biyamaal (Dhagayso)

Faysal Cali Waraabe: Jamaame, jilib iyo Marka anaa ka shaqayn jiray waa dhul Biyamaal (Dhagayso) [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/06/faysal-cali-waraabe-shabeele.mp3] Ama Moobiilkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Afhayeen Shabeelada hoose Cumar Axmed oo cambaarayn culus usoo jeediyay Madaxda Dawladda

Comments Off on Afhayeen Shabeelada hoose Cumar Axmed oo cambaarayn culus usoo jeediyay Madaxda Dawladda

Afhayeen Shabeelada hoose Cumar Axmed oo cambaarayn culus usoo jeediyay Madaxda Dawladda Hoos ka dhagayso [audio:http://markacadey.com/wp-content/uploads/2014/06/cumareey2.mp3] Ama moobiilkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Madaxweyne Kuxigeenka K/Galbeed “Waan iska Difaaceynaa Xassan Shiikh iyo maleeshiyadiisa”

Comments Off on Madaxweyne Kuxigeenka K/Galbeed “Waan iska Difaaceynaa Xassan Shiikh iyo maleeshiyadiisa”
Continue reading …

Musharax:Faarax maxamed Dalmar oo ku goodiyay in uu Laascaanood dib u xorayn doono marka la doorto (Video)

Comments Off on Musharax:Faarax maxamed Dalmar oo ku goodiyay in uu Laascaanood dib u xorayn doono marka la doorto (Video)
Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ma jiraan wax ku juujuub diimeed ah. Waxay tubta toosan dhabtii noqotay tu midda khaldan ka toolmoon. Sidaas darteed, qof allaale iyo qofkii shayddaanka diida oo Eebbe rumeeya wuxuu si adag u qabsaday daab xooggan oo aan waqii jabinnin. Eebbe waa wax kastaa maqle oo oge. Qur’aanka Kariimka 2:256 […]

Continue reading …

wariyaal lagu xiray kismaayo Cabdi Casiis Garyaqaan

Comments Off on wariyaal lagu xiray kismaayo Cabdi Casiis Garyaqaan
Continue reading …

Akhri Shirkada dhisaysa Ayraboorka Boosaaso China Civil Engineering Construction Corporation (CCECC) mashaariicda ay Africa ka fulisay

Comments Off on Akhri Shirkada dhisaysa Ayraboorka Boosaaso China Civil Engineering Construction Corporation (CCECC) mashaariicda ay Africa ka fulisay

China Civil Engineering Construction Corporation (CCECC) was established in 1979 according to the approval of the State Council of the People’s Republic of China. As one of the pioneers performing international contracting and economic cooperation, CCECC has been developed from the earlier Foreign Aid Bureau of the Ministry of Railways of China into a large-scale […]

Continue reading …

Daawo: Haweeney qaraabadeedu dhagax ku dileen kaddib markii ay diidday ninkii ay siiyeen

Comments Off on Daawo: Haweeney qaraabadeedu dhagax ku dileen kaddib markii ay diidday ninkii ay siiyeen

Dhaqamada Foosha xun ee inta badan tacadiya dumarka lagu sameeyo ayaa inta badan ka dhaca wadamada muslinkaa iyadoo ay illaa hada dadku isku qaldan dhaqan ama caado iyo diin, iyagoo inta badan lakhaldi karo oo diin looga dhigo dhaqan caadeed ay koox isticmaalaan. Dhaqamadaas xun xun waxaa kamida ee kajira wadamada Asia in aan gabadha […]

Continue reading …

Afeef Maqaalkaan waxaan dib ugu daabacnay codsi nooga yimid macaamiisha oo u baahday oo waayay Halkaan ka eg Qaybihii hore Qaybtii 1aad Qaybtii 2aad Qaybtii 3aad Qaybtii 4aad Qaybtan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda tartansiinta Musharaxiinta, ama Musharax Xildhibaan hanoqdo ama Musharax Madaxwayne hanoqdo, hadaan ruuxa isku sharaxaya qabashadda masiirka umadda aan mudo dheer ladarsin hadafkiisa, […]

Continue reading …