Home » Archives by category » Wararka (Page 750)

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas ayaa la kulmay wefdiyo ka socday Safaaradda Britain iyo Hay’adda FAO

Comments Off on Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas ayaa la kulmay wefdiyo ka socday Safaaradda Britain iyo Hay’adda FAO

http://horseedmedia.net/2014/03/04/madaxweynaha-puntland-dr-cabdiweli-cali-gaas-ayaa-la-kulmay-wefdiyo-ka-socday-safaaradda-britain-iyo-hayadda-fao/

Continue reading …

Daawo xarunta cilmibaarista Uk ee CHATHAM HOUSE oo lagu soo bandhigay qaabkii wanaagsanaa ee ay u dhacday doorashadii Puntland ka dhacday

Comments Off on Daawo xarunta cilmibaarista Uk ee CHATHAM HOUSE oo lagu soo bandhigay qaabkii wanaagsanaa ee ay u dhacday doorashadii Puntland ka dhacday
Continue reading …

Wakiilka Shirkada Shulman Rogers Cabdicasii​s Giyaajo oo u hanjabay marwo Yusur Abraar (SAWIR

Comments Off on Wakiilka Shirkada Shulman Rogers Cabdicasii​s Giyaajo oo u hanjabay marwo Yusur Abraar (SAWIR

Kadib qoraalkii ay daabacday wakaalada wararka ee Reuters laba isbuuc ka hor kuna saabsanaa musuq maasuqa dawlada iyo iscasiladii gudoomiyihii hore bangiga dhexe ee Soomaaliya marwo Yusur Abraar ayaa wararka labadaan maalmood ugu danbeeyay soo baxaya sheegayaan in wakiilka isla markaana ah dalaalka shirkada Shulman Rogers Cabdiasiis Xassan Giyaajo uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho […]

Continue reading …

Daawo Gobalka Ukraine ee Crimea ee ciidamada Russia galeen oo dadka deggan ay 58 boqolkiiba yihiin iyo Mapka- Russia Ukraine iyo sida lookala deganyahay

Comments Off on Daawo Gobalka Ukraine ee Crimea ee ciidamada Russia galeen oo dadka deggan ay 58 boqolkiiba yihiin iyo Mapka- Russia Ukraine iyo sida lookala deganyahay

Wikipeadia ka akhri taariikhda Russians in Ukraine Mapka kore farta cas ama guduudan waa dadka Russiankaa inta boqolkiiba gobalkasta ay ka daganyihiin hada. Masawirkaana waa mapka Gobalka ciidamada Ruushka ah galeen ee Crimea oo ku dhexyaal bada Black sea dhexdeeda islamarkaana xuduud la leh Ruushka, oo waa Gobal Jaziirad oo kale ah

Continue reading …

Dhagayso: Wasiirka arrimaha gudaha Goodax oo kasoo horjeesaday maamulka konfur galbeed ee Baydhabo

Comments Off on Dhagayso: Wasiirka arrimaha gudaha Goodax oo kasoo horjeesaday maamulka konfur galbeed ee Baydhabo

Halkaan hoose ka dhagayso Cabdullaahi Goodax wasiirka arrimaha gudaha DFS oo sheegay in aan lagu dooran wado dastuuriya Madaxa maamulka koonfurgalbeed Madoobe Nuunow Sidoo kalena aynan aqoonsan doonin kooxda kale ee shirku ugu socdo Baydhabo ee aaminsan fikirka sadexda Gobol. [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/03/cabdullaahi-Goodax.mp3] Ama moobaalkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Talow heesta uu Amiin Caamir Xassan Shiikh u daaray matahay mid u eg midii uu Faroole u daaray xiligii kala guurka

Comments Off on Talow heesta uu Amiin Caamir Xassan Shiikh u daaray matahay mid u eg midii uu Faroole u daaray xiligii kala guurka
Continue reading …

Daawo wararkii Puntland Tv ee 3.3.2014

Comments Off on Daawo wararkii Puntland Tv ee 3.3.2014
Continue reading …

Daawo Sawiradda Boosaaso iyo Suxufi Yussuf Garaad oo aad uga helay Sawiradii ugu danbeeyay ee Boosaaso:

Comments Off on Daawo Sawiradda Boosaaso iyo Suxufi Yussuf Garaad oo aad uga helay Sawiradii ugu danbeeyay ee Boosaaso:

Halkaan kilig garee oo daawo sawiradii ugu danbeeyay ee Boosaaaso laga soo qaaday Iyo Suxufi Yussuf Garaad oo bartiisa Facebuuga kaga sheekeeyay isbadalka ay Boosaaso samaysay wixii ka danbeeyay 1998 markii Yussuf Garaad Boosaaso waxaa iigu horreysay 1987 oo aan baabur ku tagnay annaga oo laba ruux ah. Waan xusuustaa dhibkii naga qabsaday waddada dheer […]

Continue reading …

Daawo wararki shalay ee Puntland Tv

Comments Off on Daawo wararki shalay ee Puntland Tv
Continue reading …

Daawo Beesha Murursade oo Dawladda Xassan Shiikh kalsoonidii kala noqotay

Comments Off on Daawo Beesha Murursade oo Dawladda Xassan Shiikh kalsoonidii kala noqotay
Continue reading …