Home » Archives by category » Wararka (Page 751)

Dhagayso Madoobe Nuunow Madaxwaynaha koonfurgalbeed, mid kamidda Madaxwaynihii labadii shir ee Baydhabo Madaxwayne ku noqday

Comments Off on Dhagayso Madoobe Nuunow Madaxwaynaha koonfurgalbeed, mid kamidda Madaxwaynihii labadii shir ee Baydhabo Madaxwayne ku noqday

Shir ka socday magaalada Baydhabo ayaa Madobe Nunow loogu doortay inuu noqdo madaxweynihii ugu horrey ee maamulka “koonfur galbeed” Soomaaliya. Shirkan oo muddo dheer ka socday Baydhabo ayaa waxaa barbar socday shir kale oo la doonayay in maammul looga sameeyo saddex gobol. Madobe Nunow ayaa haatan la sheegayaa in loo doortay inuu madaxweyne ka noqdo […]

Continue reading …

Are Corruption and Tribalism Dooming Somalia’s War on al-Shabaab Extremists?

Comments Off on Are Corruption and Tribalism Dooming Somalia’s War on al-Shabaab Extremists?

Publication: Terrorism Monitor Volume: 12 Issue: 4February 21, 2014 02:32 PM Age: 10 days By: Andrew McGregor An African Mission in Somalia (AMISOM) soldier keeps guard on top of an armoured vehicle in the old part of Mogadishu (Source Reuters) After decades of conflict that have nearly destroyed the nation, Somalia now stands poised to […]

Continue reading …

Daawo sida Gaas garoowe lowgusoo dhaweeyay iyo Soomaalidda oo hadda dhaqan kadhigatay marka Madaxwaynuhu uu dalka kusoo laabto ama Musharax yimaado in ayraboorka saf loogalo

Comments Off on Daawo sida Gaas garoowe lowgusoo dhaweeyay iyo Soomaalidda oo hadda dhaqan kadhigatay marka Madaxwaynuhu uu dalka kusoo laabto ama Musharax yimaado in ayraboorka saf loogalo

Shacabka Soomaalidda markaaad dhaqankoodda u fiirsato ayaad arkaysaa in runtii waxbaddan ka qaldanyihiin. Hadda markaad u fiirsato qaabka Madaxda loosoo dhawaynayo ama lowgu nacamlaynayo ma istiri iyagaa jar kasii ridaya Ruuxii Madaxwaynaha ahaa. Madaxwaynaha hadii aad lowgu nacamleeyo oo laga badbadiyo waa is iloobayaa wuxuuna illoobayaa shaqadii asalka ahayd ee laga sugayay waxaana labarayaa dhaqanxumo […]

Continue reading …

Jaaliyadda Puntland ee Seattle oo xaflad sagoontin ah u sameeyey Wasiir K. Dekedaha iyo Gaadiidka

Comments Off on Jaaliyadda Puntland ee Seattle oo xaflad sagoontin ah u sameeyey Wasiir K. Dekedaha iyo Gaadiidka

Waxaa magaalada Seattle ee Waddankaan Maraykanka maanta ka dhacay xaflad heersare ah oo lagu sagoontinayey wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Dekadaha Puntland Eng C/rashiid Gaanni Cali Shire oo dhawaan safar gaaban ku yimid gobolkaan islamarkaasna usbuucaan dhexdiisa ku laaban doona Puntland. Kulankaan oo ay soo abaabuleen Puntland Diaspora Forum of Washington State Gudoomiyaheeda Nuune Diiriye […]

Continue reading …
Continue reading …

Amaanka Caasimada Puntland oo sidii hore ka duwan (Warbixin).

Comments Off on Amaanka Caasimada Puntland oo sidii hore ka duwan (Warbixin).

Caasimada Puntland ee Garoowe wax wayn ayaa iska bedelay Amaan Sugideeda Habeenadii ugu dambeeyey waxaana laso dhoobay Daafaha Magaalada Ciidan Darees gaar ah wata kuwaasi oo ku daadsan Xaafadaha, Goobaha Meheradaha ah, Laamiyada iyo Meelkasta oo wado ah, waxayna Ciidankaasi istaajinayaan qofkii ay ka shakiyaan wayna baarayaan. Gawaarida marta wadada wayn oo ay Shacabku wataan […]

Continue reading …

Daawo Generaal Muungaab Gudoomiyaha cusub ee Banaadir oo xaflad soo dhawayna loo qabtay iyo Geedi oo kasoo qaybgalay

Comments Off on Daawo Generaal Muungaab Gudoomiyaha cusub ee Banaadir oo xaflad soo dhawayna loo qabtay iyo Geedi oo kasoo qaybgalay
Continue reading …

dhagayso Xaaladda cakiran ee Baydhaba iyo shirar iskhilaafsan oo dhibaato keenay

Comments Off on dhagayso Xaaladda cakiran ee Baydhaba iyo shirar iskhilaafsan oo dhibaato keenay

Wafdi ka socda Dawladda Federalka Somalia ayaa kulamo la qaatay labada qeybood ee ay shirarku uga socdaan magaalada Baydhabo, kuwaas doonaya maamulo aan isku aragti ahayn oo gobolada koonfur-galbeed laga hirgaliyo. Harun Macruuf ayaa cidda uu wafdiga dawladdu ka kulmay ka wareystay Cusmaan Libaax Ibraahim oo ah Wasiir kuxigeenka Beeraha, ahna afhayeenka wafdiga Baydhabo tagey. […]

Continue reading …

Daawo: Barnaamijka Dalmar oo maanta diiradda lagu saarayo sida khayraadka Puntland looga faa iidaysankaro

Comments Off on Daawo: Barnaamijka Dalmar oo maanta diiradda lagu saarayo sida khayraadka Puntland looga faa iidaysankaro
Continue reading …

Dhagayso Prof Togane: Habargidir hakuu taliso iyo Murursadoo tuuga iyo tima qurmoonow Abgaal tacadi sow ma aha, anaa Hawiye ka dhashay laakiin mayaqaanaan maamul ee waxay yaqaanaan ganacsiga 24 sanaan sugaynay.

Comments Off on Dhagayso Prof Togane: Habargidir hakuu taliso iyo Murursadoo tuuga iyo tima qurmoonow Abgaal tacadi sow ma aha, anaa Hawiye ka dhashay laakiin mayaqaanaan maamul ee waxay yaqaanaan ganacsiga 24 sanaan sugaynay.
Continue reading …