Home » Archives by category » Wararka (Page 754)

Daawo barnaamijka Dareenka Shacabka Horn Cable Tv

Comments Off on Daawo barnaamijka Dareenka Shacabka Horn Cable Tv
Continue reading …

Heesta Gaalkacyo Iyo Fanaan C/rashiid Salal

Comments Off on Heesta Gaalkacyo Iyo Fanaan C/rashiid Salal
Continue reading …

Dhagayso: Maxaad kala socotaa shidaalkii Puntland Dhoolawaa oo kawaramaya

Comments Off on Dhagayso: Maxaad kala socotaa shidaalkii Puntland Dhoolawaa oo kawaramaya

Ciise Maxamuud Faarax Dhoolwaa ayaa sheegay inuu socdo wali qorshaha lagu soo saarayo shidaalka Puntland oo riigga uu ku dhiftay sanadkii 2012kii , kadib xaflad wayn oo ka dhacday dooxada Dharoor oo ka mid ah meelaha loo qorsheeyey in wajiga ugu horeeyey ee shidaalka laga soo saaro. Waxaa uu sheegay tan iyo markii riiga lagu […]

Continue reading …

Dhagays Duqa Gaalkacyo: Axmed Cabdisalaad: Khaa-inkii dadka laayay Baraxlaybaa lagu qabtay, Galmudug iyo Puntland waa walaalo waana iska kaashayanaayaan Khaa-imiinta ka dhex faa-iidaysanayasa oo dadka isku diraysa

Comments Off on Dhagays Duqa Gaalkacyo: Axmed Cabdisalaad: Khaa-inkii dadka laayay Baraxlaybaa lagu qabtay, Galmudug iyo Puntland waa walaalo waana iska kaashayanaayaan Khaa-imiinta ka dhex faa-iidaysanayasa oo dadka isku diraysa

– Duqqa Degmada Gaalkacyo Col. Axmed Cali Salaad Faarax ayaa saacad ka dib ka hadlay weerarkii Caawa Lagu qaaday Niman ku Cawaynayay Xaafadda Garsoor ee Magaalada Gaalkacyo, iyadoona Israsaasayntaasi ay ka dhalatay dhaawac 4 ruux oo la dhigay Isbitaalka GMC ee Waqooyiga Gaalkacyo iyo 1 hal oo la dhigay Isbitaalka Koonfurta ee Galmudug. Duqqa Degmada […]

Continue reading …

PLTV Warka Dunida 25 02 2014: Gaas oo jigjiga kulan ku qaadanaya

Comments Off on PLTV Warka Dunida 25 02 2014: Gaas oo jigjiga kulan ku qaadanaya
Continue reading …

Dhagayso: Madaxwayne Gaas oo Voa u waramay: Gobaladda SSC aakhirka go-aanka deegaanadaas shacabka degan baa yeelanaya wixii ay doonayaan baan ku taageeraynaa

Comments Off on Dhagayso: Madaxwayne Gaas oo Voa u waramay: Gobaladda SSC aakhirka go-aanka deegaanadaas shacabka degan baa yeelanaya wixii ay doonayaan baan ku taageeraynaa

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maalmahan booqasho ku joogay dalka Ethiopia ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee Ismaamulka soomalida ee Ethiopia. Madaxweyne Cabdiwali Gaas ayaa intii uu ku sugnaa Addis Ababa waxa uu la kulmay Ra’iisal wasaaraha Ethiopia iyo madaxda kale ee dalkaasi. Waraysi uu siiyay laanta af Soomaaliga ee VOAda ayuu Madaxweynaha Puntland […]

Continue reading …

Madaxwayne Gaas oo addis kula kulmay Safiiradda Maraykanka, Ingiriiska, China, Japan

Comments Off on Madaxwayne Gaas oo addis kula kulmay Safiiradda Maraykanka, Ingiriiska, China, Japan

Daawo kulanka oo kadhacay Safaaradda maraykanka ee addis.

Continue reading …

‘Cash box’ crops up in Turkey’s Africa opening Read more

Comments Off on ‘Cash box’ crops up in Turkey’s Africa opening Read more

Somalia stands out among the countries where Turkey has sought to employ “soft power” as part of its “active” foreign policy. Public conscience is easy to mobilize for Somalia, a country that has become synonymous with hunger, and that is what Prime Minister Recep Tayyip Erdogan took advantage of on Aug. 19, 2011, when he […]

Continue reading …

Saacid oo bartiisa Facebuuga soo dhigay Sawir laga qaaday Xassan Shiikh oo jalabutaynaya, Sawirka oo laqaaday Xiligii aaskii agaasimihii ay alshaab kudileen Madaxtooyadda ee ay Raysal wasaare Cabdiwali qaraabada ahaayeen

Comments Off on Saacid oo bartiisa Facebuuga soo dhigay Sawir laga qaaday Xassan Shiikh oo jalabutaynaya, Sawirka oo laqaaday Xiligii aaskii agaasimihii ay alshaab kudileen Madaxtooyadda ee ay Raysal wasaare Cabdiwali qaraabada ahaayeen

Sawirka uu bartiisa facebuuga soo dhigay Raysal wasaarihii hore Saacid Masaawirka kore markii uu Saacid bartiisa Facebuuga soo dhigay waxaa kajawaabay dad gaaraya 92 ruux oo dhamaantood dareemay waxa meesha kasocda hadaba bal daawadda doodadda kasocota Facebuugga. Halkaan hoosana ka daawo sawirka Saacid iyo Cabdiwali oo dul taagan aaskii Agaasimihii xafiiska Raysalwasaaraha oo aynan kasoo […]

Continue reading …

Daawo Horumarka ay Kismaayo Gaadhay

Comments Off on Daawo Horumarka ay Kismaayo Gaadhay
Continue reading …