Home » Archives by category » Wararka (Page 753)

Sawirka maanta is barabar dhig General Muungaab iyo isbatoore kubiiray ciidanka xooga dalka 1933

Comments Off on Sawirka maanta is barabar dhig General Muungaab iyo isbatoore kubiiray ciidanka xooga dalka 1933
Continue reading …

Let’s Give Somalia’s Government the Non-Recognition It Deserves

Comments Off on Let’s Give Somalia’s Government the Non-Recognition It Deserves

One year ago the Obama administration broke with the Somalia policy of its three predecessors by according diplomatic recognition to the government of the Federal Republic of Somalia. Last month, in his annual Worldwide Threat Assessment report to Congress, Director of National Intelligence James Clapper bemoaned that the Somali regime’s “persistent political infighting, weak leadership […]

Continue reading …

Jeneraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab wuxuu Dhashay Sanadkii 1972 wuxuna ku dhashay Tuulada Muungaab Dagmeda War-Sheekh Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe. Dhinaca Waxbarshada Darasaadka shareecada iyo Qaanuunka, Sidoo Kale Jeneraal Xasan Maxamed Xuseen, Wuxa uu Hadda Diyaarinayaa Master Degree Shareecada iyo Qaanuunka Ee Jaamacadda Um Durmaan Al Islaamiya khartuum Sudaan. Sanadkii 2002 wuxuu ka qalin Jabiyay […]

Continue reading …

Daawo: Xulashadda todobaadka oo lagu falanqaynayo xaaladda Soomaaliya ee hadda

Comments Off on Daawo: Xulashadda todobaadka oo lagu falanqaynayo xaaladda Soomaaliya ee hadda
Continue reading …

Daawo Puntland Tv 27.02.2014

Comments Off on Daawo Puntland Tv 27.02.2014
Continue reading …

Kismaayo: Maamulka Jubbaland oo shuruud kuxiray in ay Dekadda kuwareejiyaan DFS iyo Axmed Madoobe oo gaaray Itoobiya

Comments Off on Kismaayo: Maamulka Jubbaland oo shuruud kuxiray in ay Dekadda kuwareejiyaan DFS iyo Axmed Madoobe oo gaaray Itoobiya

Kismaayo: Maamulka Jubbaland oo shuruud kuxiray in ay Dekadda kuwareejiyaan DFS iyo Axmed Madoobe oo gaaray Itoobiya.

Continue reading …

Dhaantadii Gaas iyo Cabdi ee Jigjiga oo aad loola dhacay

Comments Off on Dhaantadii Gaas iyo Cabdi ee Jigjiga oo aad loola dhacay
Continue reading …

Daawo wararka Puntland Tv 26.02.2014 (ninkii Alshabaabka ee Gaalkacyo waxkudilay ee lasoo qabtay iyo warar culus)

Comments Off on Daawo wararka Puntland Tv 26.02.2014 (ninkii Alshabaabka ee Gaalkacyo waxkudilay ee lasoo qabtay iyo warar culus)
Continue reading …

(Warbixin+Video) Dowlada Federaalka oo Hub kuso daabulaysa Koonfurta Gaalkacyo

Comments Off on (Warbixin+Video) Dowlada Federaalka oo Hub kuso daabulaysa Koonfurta Gaalkacyo

(Warbixin+Video) Dowlada Federaalka oo Hub kuso daabulaysa Koonfurta Gaalkacyo Muddooyinkii ugu dambeeyay Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa si wayn Hub ugu soo daadguraynaysay Koonfurta Gaalkacyo oo uu ka arrimiyo maamulka Galmudug. Xogtan oo soo shaacbaxday todobaadkii ugu dmabeeyay ayaa Warsdidaha Puntlandi uu ogaaday 14/Decembar/2013,waqtigaas oo aan soo bandhignay Warbixin iyo Cadaymo sida Linkigan aad ka daalacan […]

Continue reading …

Kulan hoose oo Masuuliyiinta dowladda ee Dam Jadiid ka tirsan xalay ay yeesheen

Comments Off on Kulan hoose oo Masuuliyiinta dowladda ee Dam Jadiid ka tirsan xalay ay yeesheen

Sida War hoose aan ku heleyno Xalay waxaa Villa Soomaaliya ka dhacay kulan labo waji leh oo qodobo hoosaad ay ka oo baxeen. Kulanka inkatoo lagu sheegay in ay lahaayeen Masuuliyiin dowladda Soomaaliya ka tirsan oo amniga lagu falan qeynayay ayaa la sheegay in inta badan Xubnaha soo xaadiray ay ka tisran yihiin Ururka Madaxweynaha […]

Continue reading …