Home » Archives by category » Wararka (Page 808)

Shabakadda Puntlandobserver ayaa si mutadawacnimo ah waxay shacabka Soomaaliyeed usoo bandhigisay illaa sanadkii lasoo dhaafay wacyigalin la xiriidha maamul wanaaga (Good governence), eeg qormadii ugu danbaysay Waxaad hadda arkaysaa in maanta shacabkii intiisa badan aad uga dharagsanyahay muhiimadda Maamulwanaaga. Hadaba shabakadda Puntlandobserver ayaa isku dayaysa wajiga labaad in ay ugudubto soo bandhigid waxyaalaha asalkaa ee […]

Continue reading …

Daawo Dood sidee loosoo xulayaa xildhibaanadda Puntland, Musiibadii Puntland iyo Jawhar

Comments Off on Daawo Dood sidee loosoo xulayaa xildhibaanadda Puntland, Musiibadii Puntland iyo Jawhar
Continue reading …

Daawo Proff Geedi oo si wanaagsan u sharaxaya waxa sababa is qabqabsiga Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha

Comments Off on Daawo Proff Geedi oo si wanaagsan u sharaxaya waxa sababa is qabqabsiga Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha
Continue reading …

Waa wax aad iyo aad lowgu farxo shacabkii Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland oo aad moodid in ay indhuhu u furmeen oo maanta soo jeeda, oo fahmay muhiimadda Madaxda sida Madaxwaynaha oo Hangool inta lagu qabto laga dhigo Masayrka iyo Hantida shacabka oo lala xisaabtamo. Shacabka Soomaaliyeed ayaa dhaqan aad u xun oo uu Baray […]

Continue reading …

Dhagayso:Hargeysa: European union oo Maalgalinaya Mashruuca Caanaha Somaliland oo ay ku baxayso wajiga hore 4 million oo Euro, siilaanyo oo ka hadlay goobta dhagayso

Comments Off on Dhagayso:Hargeysa: European union oo Maalgalinaya Mashruuca Caanaha Somaliland oo ay ku baxayso wajiga hore 4 million oo Euro, siilaanyo oo ka hadlay goobta dhagayso

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta magaalada Hargeisa ka furay mashruuc lagu horumarinayo wax soo saarka caanaha oo ay ku baxayso afar million iyo bar Euro ( 4.5 million euro). Mashruucan oo socon doona muddo saddex sanno ah aya la filayaa inay ka faaideystaan ilaa iyo shan boqol oo kun oo qof. Munaasibadii daahfurka […]

Continue reading …

Dhagayso Proff Togane oo ka hadlay Khilaafka Madaxda, Yusra Abraar Illaahay ha daayo Soomaaliya iyadaa badbaadisay

Comments Off on Dhagayso Proff Togane oo ka hadlay Khilaafka Madaxda, Yusra Abraar Illaahay ha daayo Soomaaliya iyadaa badbaadisay

Halyay wadani Proff Togane ayaa aad ugu fraxsan khilaafka Madaxda maadaama buuyiri ay Tuug yihiin, Xassan waa Tuug, Saacid Waa Tuug, Geedi Tuug buu ahaa. Cabdiqaasin Tuug buu ahaa waa kaa Masar Degay. Galaydh, In Cabdirashiid dhamaantood tuugay ahaayeen. Sadex qolaa wadanka baa-ba shay Siyaasiin Waa tuugo, siyaasi wuxuu doonayaa Doolar waa kalab. Marka gabadhaan […]

Continue reading …

Dhagayso Musharax Cali Xaaji oo sheegay in Faroole aynan wali daacad ka ahayn in doorasho xalaala dhacdaa (Dhagayso war xasaasiya)

Comments Off on Dhagayso Musharax Cali Xaaji oo sheegay in Faroole aynan wali daacad ka ahayn in doorasho xalaala dhacdaa (Dhagayso war xasaasiya)

Musharax Cali Xaaji ayaa sheegay in uu aad ugu kalsoon yahay Gen Siciid Dheere in uu lawareego arrimaha Amniga balse uu faraha kala Baxo Faroole arrimahas oo aan isaga loosoo report-garayn. Shirka Isimadda ayuu sheegay Cali in ay soo jediyeen in dib loo dhigo maadaama hadda waqtigu yaryahay Dhanka kalena Cali Xaaji ayaa sheegay in […]

Continue reading …

Musharax Shire Xaaji Faarax oo Boosaaso si aad u heersaraysa lowgu soo dhaweeyay (Daawo-Sawiradda)

Comments Off on Musharax Shire Xaaji Faarax oo Boosaaso si aad u heersaraysa lowgu soo dhaweeyay (Daawo-Sawiradda)

Musharax Shire Xaaji Faarax ayaa maanta si aad u heersaraysa lowgu soo dhaweeyay Boosaso, kadib markii uu Musharaxu kasoo kicitamay Duabai oo uu baryahaan kawaday howlaha la xiriira Musharaxnimadiisa. Halkaan ka daawo Siwiradda

Continue reading …

War-saxaafadeed ka soo baxay Maanta Boqor Burhaan Boqor Muuse(Akhri)

Comments Off on War-saxaafadeed ka soo baxay Maanta Boqor Burhaan Boqor Muuse(Akhri)

Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Warsi xaafadeed. Shalay,24-11-20.13 waxaan safar ku tagnay magalada garowe halkaasi oo si diiran oo uu kalgacal ku jira naloogu soo dhaweeyey. Waxaan u mahadcelinayaa danjirayaasha dalalka USA,iyo dalalka reer yurub oo ay ka midka yihiin Brtain,Talyaaniga,Finlan, Spain iyo kuwa kale,aniga oo fursadaan ka faa’iideysanaya waxaan ugu mahadcelinayaa sida ay aniga iyo wafdigii […]

Continue reading …

Daawo Sawirka maanta Saacid oo ay talooyin siinayaan, Galaydh, Geedi, iyo ina-C-rashiid

Comments Off on Daawo Sawirka maanta Saacid oo ay talooyin siinayaan, Galaydh, Geedi, iyo ina-C-rashiid
Continue reading …