Home » Archives by category » Wararka (Page 806)

Daawo Warbixintii u danbaysay dagaalkii shalay sidii uga dhacay Taleex

Comments Off on Daawo Warbixintii u danbaysay dagaalkii shalay sidii uga dhacay Taleex
Continue reading …

Xalka Deegaanka Taleex iyo Fadeexad Faroole iyo Cabdisamad ka raacdat dagaalka Taleex.

Comments Off on Xalka Deegaanka Taleex iyo Fadeexad Faroole iyo Cabdisamad ka raacdat dagaalka Taleex.

Waxaa ceeb iyo fadeexad karaacday dagaalka Taleex Faroole iyo Cabdisamad Cali shire, waayo Isimada Dhulbahante sowtay Khaatumo kalsoonidooda siiyeen Maxaa Faroole iyo Cabdisamad Taleex daba dhigay iyaga yaa siiyay Kalsoonida Beesha Dhulbahante. Gari laba nin kama wada qosliso maanta Faroole iyo Cabdisamad Ciidankooda Xoogga ku haysta Taleex waxay lammid yihiin Ciidamada Soomaaliland ee Xooga ku […]

Continue reading …

Kalsoonidda iyo Masuuliyadda Beesha Dhulbahante waxaa iska leh 13-ka Isim ee dhulbahante (Akhri Xog muhima)

Comments Off on Kalsoonidda iyo Masuuliyadda Beesha Dhulbahante waxaa iska leh 13-ka Isim ee dhulbahante (Akhri Xog muhima)

Xaaladda Soomaaliya lagu jiro waa xaalad ay Beelwalba si kumeel gaara isku maamulayso. Beesha Dhulbahante Masiirkeedda iyo kalsoonideedda iyo legitimacy-geedda waxaa iska leh 13-ka Isim ee Soo jireenkaa, halkay isku raacaan buuna dhulbahante ku khasbanyahay haday Khaatumo isku raacaan markaas Khaatumaa leh Masiirka Beesha. Xaaladahan lagu jiro waa in arrimahaas faraha looga qaadaa isimadda beesha […]

Continue reading …

VOA: Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda Dowladda (Dhagayso)

Comments Off on VOA: Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda Dowladda (Dhagayso)

Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex-taagan madaxweynaha iyo ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa berrito la filayaa inay ka bilaabato dood ku saabsan mooshin ka dhan ah RW Saacid. Haddaba dhageyso barnaamijka Faaqidaadda oo arrimahaasi ku saabsan, waxaana magaalada Muqdisho ku soo diyaariyay weriyaha VOA Axmed Xasan Colaad. [audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2013/11/29/6679b5d1-2d95-44dd-829d-4d9a235e4530.mp3] Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda […]

Continue reading …

Daawo Dhaawacii Taleex oo Laaascaanood iyo Burco lageeyay oo kawaramaya sidda dagaalku u dhacay

Comments Off on Daawo Dhaawacii Taleex oo Laaascaanood iyo Burco lageeyay oo kawaramaya sidda dagaalku u dhacay
Continue reading …

Qaabkee buu u dhacay dagaalkii Taleex oo dhimashadu ay hada sii marayso 10

Comments Off on Qaabkee buu u dhacay dagaalkii Taleex oo dhimashadu ay hada sii marayso 10

Wararkii ugu danbeeyay waxay sheegayaan in dhimashaddu ay sii marayso illaa 10, oo shacankii deegaanka Taleex oo ay xasuuqeen Ciidamo uu watay Cabdisamed Cali shire. Hadaba dad badan baa iswaydiinaya sidee bay ku dhacdaa in Ciidanka Puntland lagu xasuuqay shacabkii masaakiinta ahaa ee reer taleex gaar ahaan Beesha Nuur Axmed ee Degta Degmadda taleex ee […]

Continue reading …

Dad badan baa iswaydiinaya Talow Marxuum Cabdullaahi Yussuf iyo Islaan Bashiir hadii aynan REER MAHAD Ama Cumar Maxamuud wax u sheegi kari lahayn, waliba Xiliyada colaaddu jirto oo dadku xamaadaysanyahay Daaroodka kale maxay u qaadan lahaayeen erayo ay afka ay ka yiraahdaan oo aynan lasocon taagaradii iyo wiilashii Reer-mahad ama Cumar Maxamuud, hadii matalan beesha […]

Continue reading …

Joyce Banda Madaxwaynaha malawi oo sheegtay in Tahriibayaal Soomaaliya ay wadanka dhibaato kuhayaan hadana ay Ciidan Xuduuda u dirayso (Daawo)

Comments Off on Joyce Banda Madaxwaynaha malawi oo sheegtay in Tahriibayaal Soomaaliya ay wadanka dhibaato kuhayaan hadana ay Ciidan Xuduuda u dirayso (Daawo)

Shacabka Soomaalidaa oo intii ay dawlad la-aanta noqdeen aduunka looga yaqaan Qaxootiga tahriibka badan ayaa hadda waxaa Cabasho iyo warsaxaafadeed kasoo saartay Haweenayda Madaxwaynaha ka ah dalka Malawi oo sheegtay in ay Soomaalidu kasoo tilaabaan tanzania dabadeedna ay Leeg wayn ee xuduuda ah kasoo gudbaan oo saas kusoo galaan Malawi, kadibna baasaboorka dalka iibsadaan, hadana […]

Continue reading …

Gudoomiyaha KMG Ah ee Bangiga Dhexe Bashiir Ciise , Waa Nin Caynkee Ah

Comments Off on Gudoomiyaha KMG Ah ee Bangiga Dhexe Bashiir Ciise , Waa Nin Caynkee Ah

waxaa shalay si KMG u ansixiyeen golaha wasiiradaee xukuumada Soomaaliya magacaabista Gudoomiyaha Bangiga dhexe Bashiir Ciise oo ah khabiir ku aqoon durugsan u leh arimaha dhaqaalaha mudo aad u dheerna ka soo shaqaynayey bangiyadii Soomaaliya, isagoona soo qabtay xilal kala duwan. Bahsiir Ciise waxaa ku dhashay magaalada garoowe, wuxuuna waxbarashada hoose/dhexe ku soo qaatay magaalada […]

Continue reading …

Daawo Bayaankii shirkii Sarmaanyo ee Beesha Ugaadhyahan, Shirka Taleex intaan laqaban Dhulbahante Talo midaysan haka yeesho

Comments Off on Daawo Bayaankii shirkii Sarmaanyo ee Beesha Ugaadhyahan, Shirka Taleex intaan laqaban Dhulbahante Talo midaysan haka yeesho
Continue reading …