Home » Archives by category » Wararka (Page 828)

Daawo:Waraysigii Cabdi Qaybdiid oo dhamaystaran

Comments Off on Daawo:Waraysigii Cabdi Qaybdiid oo dhamaystaran
Continue reading …

C/raxmaan Xirsi Faarax Uur-bayte oo ahaa Horgalihii Ciidankii 700 ee Beesha Dhulbahante ee Fiqifuliye u gacangaliyay Soomaaliland oo hadda lasheegay in ay Somaliland is qabteen (Maxay tahay sababtu)

Comments Off on C/raxmaan Xirsi Faarax Uur-bayte oo ahaa Horgalihii Ciidankii 700 ee Beesha Dhulbahante ee Fiqifuliye u gacangaliyay Soomaaliland oo hadda lasheegay in ay Somaliland is qabteen (Maxay tahay sababtu)

Dadkii iyo qowmiyaddii Soomaalidda la oranjiray ayaad moodaa in hadda dhamaan dal iyo dibadba ay doorsoomeen, waxaana shacabkaan gabi ahaan kaguuray wixii sumcadda, qowlka iyo qadiyadda la oranjiray, waxayna dadkii wada noqdeen Dhurwaayo. C/raxmaan Xirsi Faarax Uur-bayte oo siyaasadda Beesha Dhulbahante muddo kusoo jiray ayaa markii danbe isku badalay Dulaal Dhurwaayeeya oo ka ganacsada dhiiga […]

Continue reading …

Daawo sida loo xaalufinayo Badda Soomaaliya iyo Gablax oo sheegay sannad kahor in Bada Puntland ay 250 doonyood oo jariifa kujiraan(Dhagayso Codkii Gablax sanadkahor, iyo Jariifka hadda)

Comments Off on Daawo sida loo xaalufinayo Badda Soomaaliya iyo Gablax oo sheegay sannad kahor in Bada Puntland ay 250 doonyood oo jariifa kujiraan(Dhagayso Codkii Gablax sanadkahor, iyo Jariifka hadda)

Musharax Gablax ayaa sanad kahor Xiligii Cabdiraxmaan Faroole sanadka ku darsaday ayaa Musharaxiin uu Gablax kamidyahay uu ahaa Musharaxiinta mucaaradkaa. Shir. jaraa-id oo uu Gablax maalintaa Qabtay ayuu kaga hadlay arrimo badan, balse waxaan hadda idiin soo gudbinaysnaa Qayb uu Gablax kaga hadlayay qaabka foosha xun ee Badda loo jariifo iyo sidda xukuumadu ay qayb […]

Continue reading …

Daawo Cali Dhaanto iyo Nimco Dareen oo hees Cajiiba oo dhaanto qaadaya

Comments Off on Daawo Cali Dhaanto iyo Nimco Dareen oo hees Cajiiba oo dhaanto qaadaya
Continue reading …

Doowo: Shirkii Shidaalka ee London: aakhirkii la isku raacay in Batroolka ugu badan ee Soomaaliya uu Puntland ceegaago

Comments Off on Doowo: Shirkii Shidaalka ee London: aakhirkii la isku raacay in Batroolka ugu badan ee Soomaaliya uu Puntland ceegaago

Barnaamijkaan oo hadaad daawato ay waxyaalo badan kuu baxayaan ayaad laba arimood ka ogaanaysaa- Waxaad ogaanaysaa in Soomaaliya ay wadamo badan ku loolamayaan, waxaana kuu soo baxaysa Batroolkii waagii dhawayd Puntland laga soosaari lahaa in si ula kaca loo baloogay. Waxaanad kaloo ogaanaysaa in Xassan Shiikh iyo Dawladda ingiriiska uu heshiisyo gooniya ka dhaxeeyo. Bal […]

Continue reading …

Dhagayso: Thomas-Greenfield wakiilka Maraykanka uga masuulkaa arrimaha afrika oo sheegay in Maraykanku wali toos ula shaqaynayo Puntland iyo Somaliland

Comments Off on Dhagayso: Thomas-Greenfield wakiilka Maraykanka uga masuulkaa arrimaha afrika oo sheegay in Maraykanku wali toos ula shaqaynayo Puntland iyo Somaliland

Gabadhan oo ah Gabadha wasaaradda arimaha dibadda u qaabilsan arrimaha Afrika ayaa sheegtay in Maraykanku taageerayo Dawladdda Federaalkaa sidookalena uu toos Maraykanku ula shaqaynayo Puntland iyo Somaliland, dhanka kale Gabadhan ayaa sheegtay in ay ku faraxsanyihiin in Dawladda Federaalkaa aqoonsatay oo waliba addis-ababa ku aqoonsatay Jubbaland Halkaan ka dhagayso Puntlandobserver oo warka kore nuxurkiisa kaaga […]

Continue reading …

Dhagayso: Siilaanyo Turkiga waxaan ku Qancinay in Somaliland iyo Soomaaliya ay yihiin laba dal oo walaalo ah (Dhagayso warbixinta iyo codkii markuu Madaarka kasoo dagay)

Comments Off on Dhagayso: Siilaanyo Turkiga waxaan ku Qancinay in Somaliland iyo Soomaaliya ay yihiin laba dal oo walaalo ah (Dhagayso warbixinta iyo codkii markuu Madaarka kasoo dagay)

Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in Turkiga iyo Somaliland ay waxyaalo badan ka dhexeeyaan, oo ay lakulmeen Erdigon. Waxaan ku qancinay Turkiga in innaga iyo Soomaaliya aan nahay laba wadan oo walaalo ah Waxaan kaloo kawada hadalay in aan hargaysa iyo turkiga kafurayno laba xafiis waxaan martiqaadnay raysalwasaare ku xigeenka waqti munaasiba ayuu iman doonaa Somaliland […]

Continue reading …

Dhagayso: Faysal Cali Waraabe: Burco, Laascaanood iyo Ceerigaabo, Dekadda Boosaasaa haysata, Togwajaale, Boorame waxaa Haysta Dekadda Jabuuti

Comments Off on Dhagayso: Faysal Cali Waraabe: Burco, Laascaanood iyo Ceerigaabo, Dekadda Boosaasaa haysata, Togwajaale, Boorame waxaa Haysta Dekadda Jabuuti

Faysal Cali ayaa maanta ku tilmaamay Jaamacadaha badankooda sidda kuwa Farmashiyaasha ee aan ahayn Jaamacado asala waa market buuyiri jaamacadaha hadda Soomaaliland laga hirgalinyo. Jaamacadda Boosaaso lagafuray ee Muqdisho kutaal xarunteeda wayn ayaa Jaamacad asala, ama Tan Boorame, laakiin kuwa kale waa Market. Dhanka kalena Faysal ayaa sheegay in aan Shaqaba loohayn dhalinyaradda kasoo qalanjabisay […]

Continue reading …

Egypt: Maraykanka oo joojiyay 1500$ ee million ee caawimadda masaaridda loosiin jiray

Comments Off on Egypt: Maraykanka oo joojiyay 1500$ ee million ee caawimadda masaaridda loosiin jiray

Madaxda xilka masar haysa ayaa durba ka jawaabay Go’aanka ay dawladda maraykanka qaadatay ee ay ku joojisay lacagtii faraha badnayd ee caawimadda ahayd ee maraykanku sanad walba siin jiray dawladda Masar. Madaxda ayaa tiri waa ka kaaftoonaa lacagtaas, masarna u dhutunmayso caawimadda Maraykanka. Dhanka kale lacagtan ayaa lasheegay in ay Inteedda badan ku bixi jirtay […]

Continue reading …

Libyan PM kidnaped by armed men (Raysal wasaaraha Libya oo la afduubay)

Comments Off on Libyan PM kidnaped by armed men (Raysal wasaaraha Libya oo la afduubay)

Libyan Prime Minister Ali Zeidan has been kidnapped from a hotel in Tripoli by an armed group and taken to unknown location, the government has said. A former Libyan rebel group said on Thursday it had “arrested” Zeidan after the government allowed the United States to capture top al-Qaeda suspect Abu Anas al-Liby in Tripoli […]

Continue reading …