Home » Archives by category » Wararka (Page 830)

Shirka sahminta shidaalka Soomaaliya ee London, iyo DFS oo hadda un Garowsatay muhiimadda Maamul Gobaleedyadda

Comments Off on Shirka sahminta shidaalka Soomaaliya ee London, iyo DFS oo hadda un Garowsatay muhiimadda Maamul Gobaleedyadda

Dfs oo hadda katalissa aagaga Muqdisho ayaan maamulkeedu gaarin meel kabaxsan Gobalka banaadir, waxaana intaa dheer in Beelaha Muqdishu isku koobeen ama isa siiyeen Hogaankii siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya. Halkaan ka dhagayso warbixn BBC kadiyaarisay Shirka Shidaalka Soomaaliya ee London Markii dfs ay heshiiska lagashay shirkadda Somaoil and gas, ayay hadda dfs waxay ogaadeen in […]

Continue reading …

Daawo Axmadoobe: Barre hiiraale albaabkeenu waa u furanyahay waana qaabilaynaa, laakiin yeeli mayno Qolooyinkii Doonta ku keenay in ay hadana iyaga oo aan nagala tashan Diyaarad ku qaadaan

Comments Off on Daawo Axmadoobe: Barre hiiraale albaabkeenu waa u furanyahay waana qaabilaynaa, laakiin yeeli mayno Qolooyinkii Doonta ku keenay in ay hadana iyaga oo aan nagala tashan Diyaarad ku qaadaan
Continue reading …

Daawo Jeff Struecker oo ahaa sarkaalkii madaxda ka ahaa diyaaraddii Muqdisho lagu soo riday 1993-dii ayaa dib ugu laabtay caasimadda Muqdisho oo uu halista ku galay labaatan sano ka hor.

Comments Off on Daawo Jeff Struecker oo ahaa sarkaalkii madaxda ka ahaa diyaaraddii Muqdisho lagu soo riday 1993-dii ayaa dib ugu laabtay caasimadda Muqdisho oo uu halista ku galay labaatan sano ka hor.
Continue reading …

Dhagayso:Eng Yarow Sharif Aden oo ka warbixinya macdanaha Soomaaliya laga helo

Comments Off on Dhagayso:Eng Yarow Sharif Aden oo ka warbixinya macdanaha Soomaaliya laga helo

Eng Yarow Sharif Aden oo ah khabiir ku xeel dheer arrimaha tamarta iyo macdanta, horeyna agaasime uga ahaa wasaaraddii macdanta ee Somalia ayaa VOAda uga warramay Goobaha laga heli karo shidaalka Somalia, isaga oo xusay in loo baahanyahay in dawladdu ka fiirsato shirkadaha ay heshiisyada la galasyo. Waxa kale oo uu Tilmaamay in haddii shidaalka […]

Continue reading …

Dawladda Kuwait oo Puntland ka dhisaysa Jaamacad Caalamiya oo laga dhisayo Gobalka Sanaag iyo Ayraboor Caalamiya oo laga dhisayo Garoowe

Comments Off on Dawladda Kuwait oo Puntland ka dhisaysa Jaamacad Caalamiya oo laga dhisayo Gobalka Sanaag iyo Ayraboor Caalamiya oo laga dhisayo Garoowe

Magalaadda Caasimadda Kuwait ee Dalka Kuwait ayaa maanta waxaa heshiis ku kala saxiixday Dawladda Puntland iyo Dawladda Kuwait,kaasoo dhigaya in 2-Mashaariic Hey*adda Kuwait Foundation ka hirgeliso Puntland. Mashruucan ayaa waxaa nasiib u yeeshay Gobolka-Sanaag oo laga hirgelinayo Jaamac loogu magac-daray (Maakhir-Universaty)iyo Garoon Dayuuradeed oo laga hirgelinayo magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland. Balanqaadkaas ayaa waxaa horey […]

Continue reading …

Daawo: TALO WADAAG SHIDAALKA SOOMAALIYA SOO SAARE MAXA

Comments Off on Daawo: TALO WADAAG SHIDAALKA SOOMAALIYA SOO SAARE MAXA
Continue reading …

Dhagayso: Somaoil & Gas oo shir balaaran oo Batroolka Badda Soomaaliya looga arinsanyo ku qabatay London

Comments Off on Dhagayso: Somaoil & Gas oo shir balaaran oo Batroolka Badda Soomaaliya looga arinsanyo ku qabatay London

Shirkadda (Soma Oil & Gas) oo ahayd Shirkadii Heshiiska kula gashay Dfs in ay iyadu qaadato masuuliyadda sahaminta arrimaha Batroolka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu shirbakaaran uga farmay magaaladda London, shirkan ayaa lagu cusumay dhamaan shakhsiyaadka Khuburaddaa ii aadka uga warhaya Batroolka Soomaaliya khaasatan shakhsiyaadka Asalkoodu yahay Soomaalidda ee shirkadaha waawayn ee shidaalka dunidda […]

Continue reading …

Daawo Faysal Cali Waraabe oo Mucaararadii iyo weerarkii ugu mugwaynayd labeedsaday xukuumadda Siilaanyo

Comments Off on Daawo Faysal Cali Waraabe oo Mucaararadii iyo weerarkii ugu mugwaynayd labeedsaday xukuumadda Siilaanyo
Continue reading …

Daawo: Mid kamidda Madaxwaynayaasha Galmudug, Madaxwayne Timakalajeex oo Safaro dibadda kumaraya wadamadda Africa iyo Europe, Iyo Cabdi Qaydiid oo isna Gaaray Muqdisho

Comments Off on Daawo: Mid kamidda Madaxwaynayaasha Galmudug, Madaxwayne Timakalajeex oo Safaro dibadda kumaraya wadamadda Africa iyo Europe, Iyo Cabdi Qaydiid oo isna Gaaray Muqdisho

Maamulka Galmudug ayaa waxaa wali kataagan Muran dhanka cidda Madaxwaynaha asalkaa ah, waxaana jira illaa sadex Madaxwayne oo mid walba uu kudoodo in uu asagu waliyahay Madaxwaynaha asalkaa, laakiin waxaa dhanka Awoodda gudaha ku adkaaday Cabdi Qaydiid oo hadda inta badan deegaanadda Galmudug asagu ka arimiya, waliba Madaxtooyadda waxaa Madaxwayne ka ah Cabdi qaydiid, laakiin […]

Continue reading …

Daawo dagaal faneed ka dhex bilowday Fanaaniinta Hargaysa iyo Muqdisho oo cirka isku shareeray loo jawaabay (Ikraan Caraale iyo Qaboojiye)

Comments Off on Daawo dagaal faneed ka dhex bilowday Fanaaniinta Hargaysa iyo Muqdisho oo cirka isku shareeray loo jawaabay (Ikraan Caraale iyo Qaboojiye)

Akhristow dagaalkii ficiltanka iyo Qabyaaladda ayaa dhex dabaashay kooxihii Fanka ee Soomaalidda ee intooda badan Xaruntoodu ahayd Magaaladda Landon. Ifraan Caraale ayaa lasheegay in ay hooyadeed beesha Isaaq kasoo jeedo, laakiin aabaheed uu kasoo jeedo beesha Hawiye, marka hadaad heesta miraheedda dhuuxdo waxaa sigooniya loo weeraray Qaboojiye, laakiin Ikraan dadkeedaa lagu diray Fatima Haryan Hees […]

Continue reading …