Home » Archives by category » Wararka (Page 908)

Kenya oo xirxiraysa warbaahinta Soomaalidda siiba (waa maxaý sababtu faahfaahin)

Comments Off on Kenya oo xirxiraysa warbaahinta Soomaalidda siiba (waa maxaý sababtu faahfaahin)

Kenya ayaa maalmahan usoo jeensatay in ay Xirxidho Joornaaliistayaasha iyo saxaafadda Afka Soomaaliga kubaxa. Haddaba si kooban baan ugu eegaynaa sababta. Soomaaliddu aad iyo aad bay uga ilbaxsanyihiin shacabka Kenya, Shacabka Soomaalidda waa shacab noloshoodii Xoriyad kusoo koray, Shacabka Soomaalidda waa shacab aan marnaba qaadan Cadaalad darro, waanna shacab aan lahayn kala sarayn iyo is […]

Continue reading …

Dhagayso Afhayeenka Golaha Samatabixinta Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho

Comments Off on Dhagayso Afhayeenka Golaha Samatabixinta Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho

Xubno ka mid ah Golaha Isbeddeldoonka Puntland ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxay kaga warameen xaaladaha siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee ka jira deegaanada Puntland. Afhayeenka golaha isbeddeldoonka Puntland Muuse Cali Jaamac oo maanta wariyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay dawlada federaalka Soomaaliya inaysan aqoonsanin in Puntland uu […]

Continue reading …

Gedo: Dhagaysi General Farataag oo ay BBC ka waraystay shirka Doolow ee looga arrinsanayo maamul u samaynta Jubbooyinka

Comments Off on Gedo: Dhagaysi General Farataag oo ay BBC ka waraystay shirka Doolow ee looga arrinsanayo maamul u samaynta Jubbooyinka

General Farataag ayaa sheegay in hadda dhamaan beelaha dagan Gobalka Gedo ay isku raaceen shirka. Gudoomiya ku xigeenka, kusimaha Gobalka Kaliil waa kaligiis waxa diidan kumana hadlayo codka shacabka. Shirka maanta waxaa kasoo qaybgaly usgaaska guud beesha sade(bareexaan) iyo Ugaasyadda beelaha macalin wayne,ugaaska beesha gare, ugaaska beesha balaawayn, ugaaska beesha gashaara gude, ugaska beesha direed […]

Continue reading …

Dhagayso:(Ugaaska Digil iyo Mirifle ee Gobalka Gedo) Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow oo sheegay inuusan ka warqabin shir ka dhacay Doolow (Dhageyso)

Comments Off on Dhagayso:(Ugaaska Digil iyo Mirifle ee Gobalka Gedo) Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow oo sheegay inuusan ka warqabin shir ka dhacay Doolow (Dhageyso)

Maxamed-Ugaas-Xasan” width=”225″ height=”300″ class=”alignnone size-medium wp-image-91″ /> Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow oo ka mid ah Hogaamiyayaasha dhaqanka Gobolka Gedo ayaa sheegay inuusan ka warqabin Shir ka dhacay degmada Dolow, isla marahaan taasina ay isugu yimaadeen Hogaamiyayaasha dhaqanka Beelaha Soomaalida ee dega Gobolka Gedo, kaasi oo la sheegay in looga arinsanaayey howsha uu khilaafka ka […]

Continue reading …

Dhagayso:Ugaaska Beesha Digil iyo Mirifle oo Qaadacay shirka Doolow ee looga arrinsanayo Maamul usamaynta Jubbooyinka

Comments Off on Dhagayso:Ugaaska Beesha Digil iyo Mirifle oo Qaadacay shirka Doolow ee looga arrinsanayo Maamul usamaynta Jubbooyinka
Continue reading …

Dhagayso Madaxwayne Siilaanyo oo yiri ka qayb galimayno shirka Ingiriiska lagu qabanayo

Comments Off on Dhagayso Madaxwayne Siilaanyo oo yiri ka qayb galimayno shirka Ingiriiska lagu qabanayo

Halkaan ka dhagayso Madaxwayne Siilaanyo oo warsaxaafadeed jeediyay [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2013/03/siilaanyo-soonoqday-turkiga.mp3]

Continue reading …

Dhagayso:Faaqidaadda iyo Maamul u Samaynta Jubbooyinka

Comments Off on Dhagayso:Faaqidaadda iyo Maamul u Samaynta Jubbooyinka

Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale ku gacansadhay shirka maamul goboleedka loogu samaynayo gobollada Jubbooyinka ee bishii hore ka furmay Kismaayo. Haddaba diidmada dawladda ee shirkaasi ma tahay mid sharci ah? Shirkanise ma yahay mid isku keenaya dadka degaanka? Waa qodobada uu sida tooska ah u faaqdi doono Barnaamijka oo uu todobaadkan inoo soo diyaariyay Haarun […]

Continue reading …

Daawo: Shirka Beesha Mareexaan oo uu daadihanyo Ugaaska Geed ee Beesha Mareexaan oo aad lowgu taageeray Shirka Maamul usamaynta Jubbooyinka

Comments Off on Daawo: Shirka Beesha Mareexaan oo uu daadihanyo Ugaaska Geed ee Beesha Mareexaan oo aad lowgu taageeray Shirka Maamul usamaynta Jubbooyinka

Shir lagu qabtay Doolow oo ay u dhamaayeen Beesha Sade ee Mareexaan, oo uu hogaaminayo Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaaska Guud ee Beesha Mareexaan, ayaa waxa kasoo qaybgalay sidoo Gudiga Farsamadda ee shirka maamul us samaynta Jubooyinka, waxgaradka, aqoonyahanka Beesha Mareexaan oo aan u kala harin. Shirkan ayaa lagu taageeray maamul u samaynta Jubbooyinka. Halkaan […]

Continue reading …

Daawo XULASHADA TODOBAADKA – ARRIMAHA KISMAAYO

Comments Off on Daawo XULASHADA TODOBAADKA – ARRIMAHA KISMAAYO
Continue reading …

Kismaayo: Odayaasha Jubbooyinka oo xarunta Shirka maamul usamaynta Jubbooyinka shir jaraa-id-kuqabtay(Dhagayso)

Comments Off on Kismaayo: Odayaasha Jubbooyinka oo xarunta Shirka maamul usamaynta Jubbooyinka shir jaraa-id-kuqabtay(Dhagayso)

Kismaayo: Odayaashii Shirka Kismaayo oo maanta shirsaxaafadeed qabtay ayaa dawladda ku eedeeyay in aynan daacad ka-ahayn shirka, sidaa awgeedna ay ka codsanayaan Dawladda inn ay Shirka ka qaybqaatan. Dhagayso: [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2013/03/Shirka-Jaraaid-ee-Odayaasha-Jubbooyinka-Kismaayo.mp3]

Continue reading …