China oo bil gudaheed Khasaaray 3000 oo million$ oo u dhiganta 1500 oo jeer GDP-ga Soomaaliya

Filed under: Important News,Wararka |

Wiigaggii tegay Suuqyada Shiinuhu waxay khasaareen lacag ku dhow illaa 3 trillion$.
Waxaana aad hoos ugu dhacay kalsoonida shacabkii iibsanjiray saamiyada shirkadaha suuqyada shiinaha, iyadoo ay shacab badan iska billabeen in ay iibshaan saamiyadoodii, waxaana soo dhexgalay Dawladda Shiinaha oo iibsatay saamiyada shirkadaha waawayn taas oo markii danbe dadkii caadiga ahaa ku dhirigalusay in ay kalsoonidoodii soo laabato, kuna dhiiradaan in ay dib u iibsadaan saamiyada shirkadaha.

Hadaba GDP-ga Soomaalida ayaa lagu qiyaasaa 2.6 billion$, taas oo markaad isku qaybin ku samayso LACAGTA uu shiinuhu khasaaray ka dhigaysa mid ku dhow dhow 1500 oo jeer dhamaan GDP-ga Soomaaliya.

Hadaad rabto in aad fahanto waxa laga wado GDP akhri maqaalkan

Somalia GDP per capital (maxaad kala socotaa inta ay tahay Hantida GDP ee qofkasta oo Soomaaliya Sanadkii) [daawo aflaam muhimma]