Cumar Cabdirshiid Oo Sheegay In Uunan Wax Heshiisa Ethiopia La Gallin

Filed under: Important News,Wararka |

2 Responses to Cumar Cabdirshiid Oo Sheegay In Uunan Wax Heshiisa Ethiopia La Gallin

  1. Ninkii shalay badda iibsaday miyaa maanta inoo jilaya waddaniyad been ah?

    Ali
    September 11, 2017 at 5:28 am
    Reply

  2. INTII AAN OGEYN HA OGAATO: FARMAAJO ADEERKII AFWEYNE AYAAN DORRAAD KA SAARNAY GANJEELLADA. MANA YEELEYNO INUU FARMAAJO NA HOGGAAMIYO. MAXAAYEELAY ITOOBIYA AYUU NAF KA DOONAY.

    FAWDADAN BUU KU DHAMEYSANAA 3 SANO IYO BARKA U HARSAN. WELIBA WAA MARKA UU UGU NASIIB BADAN YAHAY. HADDII KALE, WUXUU CARARAYAA KABO LA’AAN AH.

    WADDADII HABAAR WAALI IYO NAAR-KA-BOOD IYO UTANGA WAA LA YAQAAN.

    DAWLAD WAA LOO BAAHAN YAHAY. WAASE LOO SII KALE BAAHI BADAN YAHAY.

    SAMAALE WAXAYBA UGU BADISAA DAWLAD LA’AANTA.

    DAAROODNA INTUU NABAD KUGU YEELO, DAGAAL KUGU MA YEELO.

    DAAROODOW, AMA GADAASHEYDA KU FEYL OO AAN KUU TALIYO ADIGOO EDEB LEH. AMA ABAARAHAAGA IIMAANSO.

    MA MAQASHAY HEESTII UU QAADAY CARABKII LAHAA:
    DUMAASHI SALKA DULKA DIG = DUMAASHI SALKA DHULKA DHIG. MA DHAMMEYSTIRIMAAYO HEESTA EE ADIGU DHAMMEYSTIRO.
    AMA HA BIQLEYSEE IIMAANSO HANFIDAADA IYO KALLUUNKAAGA..

    HUNNU HUNNU HADAL MAAHA ….

    WARKU WAA CAD YAHAY.

    AMA KU SOO DHOWOW, AMA KU SII DHEEROW.

    DALKA WAXAAN LAGUUGU DHIIBEYN MAXAAYEELAY WAXAAD HIDDO IYO DHAQAN U YEELATEEN SOO HOGGAAMINTA CADAWGA, LA SHAQEYNTA CADAWGA, U BASAASIDDA CADAWGA:
    BAL EEG CUMAR XAAJI MASALE, CABDULLAAHI YUUSUF, CABDIWELI GAAS, AXMED MADOOBE, CUMAR CABDIRASHIID, FARMAAJO OO HADDA ITOOBIYA U DHIIBAY CABDIKARIIM QALBI DHAGAX, IWM.

    SIDEE LAGUUGU AAMINI KARAA TALADA DALKA, HADDII AAD DALKA DAMBIIL KU QAADANEYSID OO AAD NAADINEYSID:

    KAM-YASIIR-KAN-YA-GUUL, SIDII ADIGA OO JOOGA SAYLADDA XOOLAHA AMABA KU-DHACDA.

    DAAROODOW, DAL AAD CADAW KA IIBISAAN IDIIN MA HAYNO.

    DHAWRKII JEER EE LAGUU QALDAMAY AYAABA GEF WEYN AHEYD. SAA MABA LIHID MEHERAD AAN AHEYN IN LA IIBIYO DALKA, BADDA, MADAXBANNAANIDA IYO DIINTA SHACABKEENNA. (MA XUSUUSATAA AYAAN XIRSI MAGAN?)

    SOOMAALIYA IIB MAAHA! SAMAALAA DIIDAY.

    Abdulqadir Tallman
    September 12, 2017 at 1:43 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *