Daacad Iyo Laqdabo (wakaas Salaad Cali Jeele Runta Sheegay Waayo Salaad In Qaran Lahelaa Ka Daacada)

Filed under: Wararka |

Waxaa uu qofwalba ogyahay in ay 100% qalad tahay in muwaadin Soomaaliyeed lagu wareejiyo dalkale, waa xaaraan waana in laga dhiidhiyo.

Laakiin buunbuuninta arrinka Qalbi dhagax laqdabo iyo dawlad mucaaradnimaa ka buuxda, waayo qolooyinkaan buunbuuninaya arrinkaas waxay ka dhiidhin lahaayeen dalkaan gacantii soomaaliyeed ka baxay.

Awalba qolooyinkii lahaa ar Farmaajo iigeeya xooggaa caadifadaa ku hoos jirtay ee dawlad jacaylnimo amaanay ku badnayn.

Salaad Cali jeele oo ay daacad ka tahay in wax lasoxo ama dawladnimo la hello ayaa runta u sheegay qolooyinka buunbuuninaya arrinkaas Qalbi dhagax.

3 Responses to Daacad Iyo Laqdabo (wakaas Salaad Cali Jeele Runta Sheegay Waayo Salaad In Qaran Lahelaa Ka Daacada)