Daawo Barnaamij si fiican u cadaynaya 47 xildhibaan oo isku raacay in Siciid Xasan Shire Xilka laga qaado

Filed under: Important News,Wararka |

Barnaamijkan ayaa cadaynaya in Siciid Xasan Shire si aqlabiyada ay Xildhibaanadu isugu raaceen in uu Madax adayg iyo Diktaatooriyad meesha la yimid.

Barnaamijka ayaa cadaynaya sida saxdaa ee dharcigaa oo waliba cadaankaa maadaama ay goobta saxaafaddu joogtay isla markaana la yeriyay Xildhibaan kasta magaciisa.

Waxaana ka sii daran 52 Xildhibaan ee Goobta joogtay 47 kamid ah waxay u codeeyeen in Xilka laga qaado, halka labo un u codeeyeen in uu Xilka hayo, labana ka aamustay, tani oo cadaynaysa in si aqlabiyad ah Siciid xilka looga qaaday.