Daawo- Beesha Harti-abgaal oo Ka Cabanaya In Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ay Saami Qaybsi U-lahaayeen aan laga Siin Hirshabeele

Filed under: Wararka |

Jaangoynta hannaanka siyaasadda ee 4.5 ayaa soomaaliya caqabad ku noqtay hase yeeshee inta laga gudbayo waxaa wanaagsan in aan laga boodin, waxaana hadda cakiran maamulkii hirshabeele oo ay awal soo maap-gareeyeen kooxihii damjadiid oo beelaha qaarkood cuqdad ka qabay, waliab beesha harti-abgaal oo ay kasoo jeedaan Geedi iyo salaad cali jeele, ayay kooxaha damjadiid doonayeen in ay dhanka siyaasadda dibad joog ka dhigaan, waana sababta uu hadda maamulkii Hirshabeele hallis ugu jirro.

Hoos ka dhegayso cabashada beesha harti-abgaal.