Daawo: Bookhashadii madaxwayne Xassan uu kutagay Ohio, oo Soomaalidii laba ukala jabtay, Taageerayaal iyo mucaarad daawo labadda kooxood.

Filed under: Wararka |

Halkaan marka hore waxaad ka daawataa Taageerayaashii oo hool isugu yimid isla markaana lagu tufayo kooxdii mucaaradka ahayd Halkaan ka daawo.

Halkaana ka daawo Kooxihii Madaxwaynaha kubaanbaxay oo Hoteelkii Madaxwaynuhu shirka ku qabtay banaankiisa ku banaan baxaya.