Daawo Ceelka Buuhoodle Oo Geelashii Ka cabayaan Iyo Banaanbax Cali Qooto Qooto Looga Soo horjeedo

Filed under: Important News,Wararka |

Cali Qooto qooto oo sida aan muddo 5 sano ahba sheegaynay u shaqaynayey shirkadaha maafiyadaa ee raba in ay Soomaaliya dhacaan ayaa in muddo ahba laba wajiilaynay, balse aan ku dhiiranjirrin in uu aaminsanyahay Gooni-isutaagga Somaliland iyo in inta Soomaalida lakala qaybsho la boobo dalkooda.

Hadaba Cali qooto qooto ayaa beesha dhulbahante ka adkaaday, balse wuxuu jiiri la’yahay reer-hawdka geelaydaa ee Buuhoodle oo ah niman neceb laqdabbadda isla markaana isla wayn oo aan gaal iyo muslim toona doonayn in ay u yeeriyaan wax lasoo maleegay.

Cali qooto ayaa la sheegayaa in uu maalmahaan hub urursi ku jiray isla markaana uu widwidh ayraboor cusub ka dhagax dhigay.
Cali qooto ayaa reer tolkiis u xiniinya wayn, balse caan ku ah in uu cararo marka uu arka ciidamada Somaliland

Hadaba daawo banaanbaxa iyo Ceelka buuhoodle.