Gaas Oo Ka Dhaantaynaya Kismaayo (Daawo Muuqaal)

Filed under: Wararka |

Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane C/weli Maxamed Cali (Gaas) iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa Shalay gaaray Magaaladda Kismaayo.

Madaxweynaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladaasi,waxaana ka mid ah waxyaabihii la soo dhaweeyay dhaanto uu ku dhaanteeyay.