Daawo Dood Cadaynaysa In Aynan Muqdisho Caasimad Soomaaliyeed Noqonkarin, Ma lagaaray Xilligii Caasimad Cusub La Samaynlahaa

Filed under: Important News,Wararka |

Haddii aad daawatid doodaan waxaa cad in aynan reer Muqdisho diyaar u ahayn in ay Muqdisho noqoto meel Caasimad Soomaali oo dhan u dhaxaysa.

27-sano haddii la sugayay Muqdisho bal in la nabadeeyo, maxaa diidaya in ay Muqdisho noqoto Caasimadda Ganacsiga.
Laakiin laga wareejiyo Caasimadda Dawladda dhexe ku shaqayso.

Waxaa habboonaan lahayd in Caasimad laga dhigo dhul hadda dhismaha u horeeya laga dhiso oo qorshe fiican loo sameeyo.
Daawo daqiiqadda 40 suldaanka daarood sida uu u hadlay iyo sida loola hadlay

Laakiin Xamar wax rajo ah malaha mana noqonayso walligeed Caasimad Soomaaliyeed.

Waxaa kaloo la tijaabin karaa in Caasimadda 8-dii sanaba meel loo wareejiyo.

daawo doodaan adaa ka quusanaya qaabka ay u fakarayaan reer Muqdisho.

One Response to Daawo Dood Cadaynaysa In Aynan Muqdisho Caasimad Soomaaliyeed Noqonkarin, Ma lagaaray Xilligii Caasimad Cusub La Samaynlahaa

  1. Pingback: Daawo Dood Cadaynaysa In Aynan Muqdisho Caasimad Soomaaliyeed Noqonkarin, Ma lagaaray Xilligii Caasimad Cusub La Samaynlahaa - Daily Somalia Report