Innaa lilaahi wa innaa illaahi Raajicuun: Daawo Dooni waday 500 oo qaxootiya oo Somali kujirtay oo shalay quustay oo 150 kaliya ay badbaadeen

Filed under: Wararka |

Doonidan oo kashiraacatay dalka Libya ayaa usocotay dalka Talyaaniga, laakiin Doonidda ayaa lasheegay in ay badda dhexdeedda ku quustay kadibna intii dabaasha taqaanay un ay badbaadeen intii kalena ay u badantahay in ay dhinteen.

Madaxa Jasiirad katirsan Dalka Talyaaniga ee Lampedusa ayaa sheegay in ay soo badbaadsheen illaa 150, oo kamidda 500 laakiin la yahay intii kale

Dadka Doonidda saarnaa ayaa u badnaa Eritrean iyo Somalia

Halkaan ka daawo