Daawo Doorashada Maraykanka iyo sida aan waxba ka iskula harayn, waxaa wanaagsan in doorashadaas oo kale ay ka dhacdo Soomaaliya si loo ceebooyo kuwa xoolaha agoonta guryaha ka dhista

Filed under: Important News,Wararka |

Sanadkaan Maraykanka waxaa ka socota Doorashadii abid ugu xiisaha badnayd, waxaana ay samaynayaan Musharaxiintu

Musharax kasta wuxuu soo baarayaa Musharaxa kale wixii uu qalad sameeyay, wixii uu khaa’amay, wixii uu qabyaaladeeyay, wixii uu dhacay, doqonimadiisa. xaqjirnimadiisa.

Marka Miiska doodda la isla yimaado waxba la iskula harimayo, waa la is ceebaynayaa daawo adaa yaabaya.