Daawo Ethiopia Oo Dhisanwayday Nalalka Trafikada Ama Wareeg Darbi ISgayska Ku Dhexyaal Oo Baabuurta Kala Haga (Fallanqayn)

Filed under: Important News,Wararka |

Adduunka oo dhan baa waxay la yaabbeen vidoe laga soo qaaday waddo isgoysa oo ku taal Ethiopia, oo aan baabuurta cidna kala hagayn
Waxaa loo dhisi karay nalalka Taraafikada
-Ama waxaa loo dhisi karay Circle ama Darbi yar oo Wareegsan oo markaas aanba loo baahnayn Tarafic Light sida sawirka hoose ku cad.

-dadka intaas dhisan waayay ummad horumar ma u horseedi karraan, jawaabtu waa maya.

circle