Daawo Fadeexada Somaliland ay kaga hor-istaagtay Musharaxa Madaxwayne Xisbiga u cid in uu Gudaha ugalo Gabilay, iyo Faroole oo Noqday nin Dimoqraadiya marka loo eego Siilaanyo

Filed under: Wararka |

election
Somaliland oo dimoqraadiyad sheeganjirtay ayaa dad badan iswaydiinayaan sidda ay Musharaxiinta Puntland si Dimoqraadiyaadda Garoowe iyo magaalooyinka kale uga dacaayadeen oo u caayaan Faroole, hadana aynan cidina is hortaageen.

Waxaa dad badan ka yaabisay sababta Xukuumadda Siilaanyo isku hor istaagtay Musharaxa Ucid oo doonayay in uu fikirkisa ka dhibto Gabilay