Daawo: Haweeney qaraabadeedu dhagax ku dileen kaddib markii ay diidday ninkii ay siiyeen

Filed under: Wararka |

Dhaqamada Foosha xun ee inta badan tacadiya dumarka lagu sameeyo ayaa inta badan ka dhaca wadamada muslinkaa iyadoo ay illaa hada dadku isku qaldan dhaqan ama caado iyo diin, iyagoo inta badan lakhaldi karo oo diin looga dhigo dhaqan caadeed ay koox isticmaalaan.

Dhaqamadaas xun xun waxaa kamida ee kajira wadamada Asia in aan gabadha laguursan karin mar hadii la furo.

Bal hoostan naxdintan ka daawo gabadhan gardarada lagu dilay markii ay diiday ninkii ay siiyeen reerkeedu oo ay ninkale hoos kala saaxiibtay.