Daawo Nimcooyinka Illaahay Janada dhigay ee Aanu Caqligaagu Keeni karrin

Filed under: Important News,Wararka |



daawo video-ga hoose haddii illaahay waxaas oo xidigo iyo aduunyo ka abuuray mid kamida 7-da samo, sow ma cadda in Illaahay markii hore nabi Adam Janada ku abuuray, kadib aduunka loosoo bixiyay si lowgu imtixaamo bani aadanka
Isku soo duub aduunka 1-80 sano ayaa ruuxa lagu imtixaamaa, ruuxii imtixaanka alle ku baasa ayaa janada qiimahaas leh illaahay ku abaal mariyaa