Daawo Qalabkii Hawada Soomaaliya Diyaaradaha Mara Oo 27 Sano Kadib Soomaali Lagu Wareejiyay

Filed under: Important News,Wararka |

Soomaaliya ayaa 1990 hay’adaheedii dawliga la burburiyay isla markaana Hawadii Soomaaliya iyo Baddii Soomaaliya waxaa iska maamulanayay dalal ajaanib ah.

Waxaana ka masuul ahaa in Soomaali hawadeeda iyo badeedaba ay dalal ajaaniba maamushaan Siyaasi Soomaaliya oo xoogaa dhadhamo raaca qaadanayay.
Qalabkii Hawada Soomaaliya Oo Somalia heshay 27 sano kadib