Daawo-Video Sidii Quruxda Badneyd Ee Buuhoodle Loogu Soo Dhaweeyey Musharax C/xakiin C.laahi xaji Cumar Camay

Filed under: Wararka |

meel 15 km u jirta m/buuhoodle ayaa Waxaa lagu soo dhaweeyey musharax Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Eng Cabdixakiin cabdilaahi xaaji cumar camay oo kasoo kicitimay magaalda garoowe ee caasimada Puntladn.
Soo dhaweynta Musharaxa Ayaa Waxaa ka Qayb galay Qaybaha kala Gadisan ee Magaalada Buuhoodle idoo lagu soo dhaweeyey Baabur aad u tiro badan iyo fardayaal.
Waxaana Socod lagu soo mariyey wadooyinka waaweyn ee magaalada Buuhoodle Ugu Danbeyntiina Loogalbiyey Garoonka Kubda Cagta Xabado staudiom Halkaasi oo ugu qudbadeeyey Masharuxu
Daawo-Vidoe