daawo wacdarihii ay ka dhigtay HALYAYADDA SANADKA ABWAANAD DIYAANA Doodii Doorashadda Puntland ee Cawil: Diyaana ayaa tiri ragu Xaqa ayay kahiisheen 90% marka laga reebo Sakariye, Boqor Xirsi, iyo wiil si wanaagsan u hadlay, Dhaashanaa soo raaca

Filed under: Wararka |

Marka hore waxaa ceeboobay shakhsi kasta oo isku daya in uu Cadaalad daro sameeyo, iskuna dayo in asagoo xoogaa laaluusha qaadanaya marin habaabiyo Pulshadda khaasatan pageska isticmaalaya magaca Puntland waxay ahayd in ay xishoodaan oo wax iskula haraan.

Waxaanan hadda aragnay qaar leh doorashadii hebel iyo hebel baa iskugu soo haray, arrinkaas wax aduunka ka dhaca ma ahan, cid saadaalin karta cidda ku guulaysaynaysana ma jirto hadii aynan ahayn doorasho iska laaluusha sidda kuwii Shiikh shariif jabuuti oo wiig kahor lasii ogaa cidda Guulaysanayasa markii xildhibaano Shariif doorta loosoo diyaarshay, taasna Doorasho lama yiraahdo ee waxaa layiraahdaa “Guulwade siyaad aabihii garashadda todobo sano oo danbaan siyaadow kudooranee” waa soo marnay doorashooyinka noocaasa.

Werbsaydyo badan baa laxusi doonaa Musuqmaasuqa ay ku kaceen, waana la arki doonaa durbaankoodda Guulwaydayntaa ee aan xaqiiqda meelna kaga salaysnayn meeshuu ku danbeeyo

Gabadhan Diyaana oo aad uga carootay Qolooyin laaluushay tv Universal oo meeshii laga sugay dood Guulwadayn iyo Hebel doortaa kabilaabay ayaa waxaa aad uga caroooday shacab dooda ka qayb qaadanayay waxaana ka mid ahayd Abwaanad Diyaana

Halkaana ka Daawo Barnaamijka Dood wadaag eeTV universal(Cawil) oo ay laaluusheen koox Cabdiwali Gaas u kambayn garaysa oo uu hogaamiyo nin Xoog kuhaysta Jaaliyadda Puntland ee Uk hadana kudoodaya Isbadaldoon baan rabaa oo doodii dhexdeedda lagu yiri Isbadalka maad adigu Jaaliyadaadda kabilowd