Daawo Waxa Naciima Qorane Ku Kalifay In Ay Soomaalida U doodo, Caro Ay Ka qaaday Ayraboor Soomaalida Masaakiintaa Lagu Dhibaateeyay

Filed under: Wararka |

Naxariista, Ficilada, Damiirka, Wax garadnimada waa hibo illaahay bixiyo, oo la rabo qofkii illaahay hibadaas siiyo in uu illaah uga mahad naqo marwalba.

Qofka inyar oo damiira uu ku jiro, waa qofka u damqada marka uu arko ruux Soomaaliya oo ay isku dhiig yihiin oo dalalka aduunka lagu dhibaataynayo calashaan qowmiyadda nuu ka soo jeedo oo aan lahayn cid xuquuqdooda u difaacda.

Inanta yar ee abwaanaddaa Naciima Qorane mar ay maraysay Dhawr Ayraboor dalalkaas Afrikada ku yaal, ayaa waxaa laga dhexsaaray bulshadii kale maadaama ay Soomaaliyad tahay, waa markaas marka ay ogaatay in ay Soomaaliyad tahay iyo yaraantii markii miyiga Soomaali galbeed lagayn jirray oo ay ka damqatay gumaysiga Itoobiyaanku ku hayaan soomaali galbeed, ficilooyinkaas oo is biirsaday ayaa ku kalifay in ay Soomaali isla doonto.

Hoos ka daawo