Daawo Xafladdii Shiikh Shariif Oo Musik laga Mamnuucay

Filed under: Important News,Wararka |

isbadal

Shiikh shariif oo ka tirsan koxaha wahaabiyiinta xagjirkaa ayaa aaminsan in aan wax qalab music ah laga dhawaajinkarin balse kaliye heesaha codka kaliya lagu qaadi karo.

Ninka sidaas xagjirka u ah ayaa hadana doonaya in uu umad dhan hogaamiyo.

Daawo

One Response to Daawo Xafladdii Shiikh Shariif Oo Musik laga Mamnuucay

  1. Pingback: Daawo Xafladdii Shiikh Shariif Oo Musik laga Mamnuucay - Daily Somalia Report