Dagaalka Shabeelada hoose Degmada Marka oo ay lawareegeen Maleeshiyadii Habargidir (Dhagayso BBC)

Filed under: Wararka |

Dagaaladii maalmahaan kasocday Gobalka Shabeelada Hoose ee u dhaxeeyay Beelaha Biyamaal iyo Habargidir ayaa saaka subixii hore waxaa awood loo sheegtay Beesha Biyamaal.

Beesha Habargidir ayaa waxay taakulo ka heshay DFS iyo waliba Beelwaynta Hawiye oo lasheegay in ay sitoose dagaalka uga qaybqaateen.

Hoos ka dhagayso warbixinta BBC ee arrinkaas la xiriira
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/06/dagaalka-marka-kasocda.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhagayso

One Response to Dagaalka Shabeelada hoose Degmada Marka oo ay lawareegeen Maleeshiyadii Habargidir (Dhagayso BBC)