Dawladda maraykanka oo Puntland xili adag hal million$ ugu deeqday

Filed under: Wararka |

Dawladda maraykanka ayaa Soomaaliya heshiis la saxiixatay, Heshiiskaas oo ku saabsan sidii loo taakulayn lahaa Booliska Soomaaliya.

Qorshahaan ayaa wuxuu ka billaabanayaa Puntland oo hadda nasiib u heshay hal million$

Goobta heshiiska lagu kala saxiixday ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Raiisul wasaaare ku xigeenka DFS Mudane Maxamed Cumar Carte, Wasiirka maaliyada ee maamulka Puntland Cabdullahi Sheikh Axmed, Safiirka Soomaaliya ee dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan, qunsulka safaarada Cali Maxamed Sheekh (Cali Begadi)safiirka mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Raymond W. Stephens, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.
Usa-Puntland