Deg Deg: Wiilashii Soomaalida ahaa Ee rinkeby/Stockholm Lagu Dilay Waxaa Dilay Ajnabi ee Ma ahan Swidish Waxayna Gadi Jireen Daroogada

Filed under: Wararka |

Wiilashii walaalaha ahaa ee shalay lagu dilay rinkeby/Stockholm waxaa la sheegay in ay dileen niman madaxa soo duubaty.
Wiilasha la dilay ayaa la sheegayaa in ay ka bayac mushtari jireen Daroogada isla markaasna loo badinayaa kuwa dilay in ay yihiin kuwii ay daroogada ka wada bayac mushtari jireen.

Xaafadda rinkeby/Stockholm ayaa waxaa hadda inta badan degan Soomaali qura iyo ganacsato carab iyo ajaanib u badan, waxaana xaafadda kusoo badana qolooyinka xagjirkaa iyo qolooyin daroogada ka ganacsada iyo dadka shaqo la’aantaa

4 Responses to Deg Deg: Wiilashii Soomaalida ahaa Ee rinkeby/Stockholm Lagu Dilay Waxaa Dilay Ajnabi ee Ma ahan Swidish Waxayna Gadi Jireen Daroogada

  1. Pingback: Deg Deg: Wiilashii Soomaalida ahaa Ee rinkeby/Stockholm Lagu Dilay Waxaa Dilay Ajnabi ee Ma ahan Swidish Waxayna Gadi Jireen Daroogada - Daily Somalia Report