Degmada Wajaale ee xuduudda Soomaaliland iyo Ethiopia oo sarifka Dolarka lacagta Birta Ethiopia uu wax baddan dheeryahay Marka Jigjiga la jooggo

Filed under: Wararka |

Dadkii lacagaha Doolarkaa doonayay in ay sariftaan oo hadda dhamaantood Ethiopia uga soo halleelaya Degmada Wajaalle.

Addis ababa ayaa lagu sarifaa 100 doolar 2000 oo bir ah
Jigjiga waxaa lagu sarifaa 100$ illaa 2100 Bir ah

Wajaale waxaa lagu sarifaa 100 doolar 2200 lacagta birta ah.
Arrinkaas oo sababay in dadkii doonayay lacagta Birta Ethiopia ay Wajaale isku soo shubaan.

One Response to Degmada Wajaale ee xuduudda Soomaaliland iyo Ethiopia oo sarifka Dolarka lacagta Birta Ethiopia uu wax baddan dheeryahay Marka Jigjiga la jooggo