Degmooyinkii La magacaabay intii Puntland la aasaasay oo dhan 20 Degmo oo Caqabad Ku noqday Gudiga Doorashooyinka maadaama aynan Map iyo Xuduud Lahayn Dhegeyso

Filed under: Aqoon-kororsi,Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

Somali_tribes_districts
Gudiga doorashooyinka Puntland oo ka hadlay qorshaha shaqo ee horyaal ayaa sheegay in ay caqabadda ugu wayn ay hadda ka haysato Degmooyin 20 gaaraya oo la magacaabay intii ay Puntland jirtay.

Degmooyinkii Puntland lagu aasaasay baa ahaa illaa 20 Degmo, laakiin intii ay Puntland jirtay waxaa la magacabay illaa 20 degmo oo cusub oo aan xuduud lahayn.
Waxaa ugu horaysay Degmada Boocame ee uu Cabdullaahi Yusuf magacaabay, waxaana muran badan kadib la sameeyay xeer hoosaad dhigaya in degmada cusub uu xadkeedu yahay 5 km oo dhan kasta ah, taasi oo aan marka doorashadu dhacayso ay caqabad ku noqonaysa hanaankii doorashadu uga dhici lahayd iyo dhulka looga codaynayo.

Hoos ka dhegeyso

2 Responses to Degmooyinkii La magacaabay intii Puntland la aasaasay oo dhan 20 Degmo oo Caqabad Ku noqday Gudiga Doorashooyinka maadaama aynan Map iyo Xuduud Lahayn Dhegeyso

  1. Pingback: Degmooyinkii La magacaabay intii Puntland la aasaasay oo dhan 20 Degmo oo Caqabad Ku noqday Gudiga Doorashooyinka maadaama aynan Map iyo Xuduud Lahayn Dhegeyso - Daily Somalia Report