Dekedda Berbera oo la kordhiyay canshuurtii laga qaadi jiray Konteenarada

Filed under: Wararka |

bERBERA
maareeyaha dekadda berbera oo kordhiyay lacagihii canshuuraadka ee laga qaadijiray konteenarada.
konteenarka 20 ft ah ama 6 mitir ah ayaa awal laga qaadi jiray hal million iyo 7 boqol oo kun sh soaliland halka hadda laga dhigay 3 million sh Somalilnd.

Konteenarka 40 ft ama 13 mitir ah ayaa awal laga qaadi jiray 3 million Sh Somaliland halka hadda laga dhigay 5 million sh Somaliland.

Badeecadihii awal dekadda Berbera uga iman jiray Dubau ayaa 80% hoos u dhacay maadaama ay hadda kusoo badanayaan maraakiibta Konteenarada qaada oo ka imanaya aduunka dacaladiisa.

Waxaana gabi ahaanba joojiyay shaqadii ganacsatadii waxkala soo dagi jiray maadaama aad lowgu kordhiyay lacagihii canshuuraadka waxaana ay wada hadal u socdaan madaxtooyada iyagoo uga dacwooday arrinkaan uu maareeyuhu canshuuraha kor ugu qaaday
P/O