Dhagayso: Afhayeenka Khaatumo Gaaxnuug: oo BBC uga kawaraysatay dagaalka taleex, iyo Generaal Soomaaliland ah oo isna BBC waraysi siiyay

Filed under: Wararka |

Gaaxnuug ayaa sheegay in Khaahtumo tahay Puntland, Puntlandna tahay Khaatumo, dhanka kalena yiri ama Bir ahow ama Buurku tiirsanow.

Gaaxnuug ayaa sheegay in ay qorshaynayeen in lagu qabto shir taleex, Gaasna lagu casumay, ayna tahay sababtaas sababta Soomaaliland usoo weerartay.

Hoos ka dhagayso
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/04/gaxnuug-waraysi-taleex.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso