Dhagayso: Barnaamij Xagee kuhaboon Caasimadda Soomaaliya ma Kismaayo, Hargaysa, Garoowe, Baydhabo Barnaamij Xiisa baddan Radio Ogaal

Filed under: Wararka |

Dhagayso: Barnaamij Xagee kuhaboon Caasimadda Soomaaliya ma Kismaayo, Hargaysa, Garoowe, Baydhabo Barnaamij Xiisa baddan Radio Ogaal.

Barnaamijka ayaa wariyaha ogaal waydiinayay dad soo wacayay bal meesha kuhaboonaan lahayd in Caasimadda laga dhigo, maadaama Muqdisha hada uu dagaal ragaadiyay.

Dadkii fikirkooda dhiibanayay ayay qaar yiraahdeen Kismaayo halaga dhigo, Halka qaar baddana Yiraahdeen waxaa ku haboon Gobaladda dhexe.
RadioOgaal
Hoos ka dhagayso
[audio:http://www.radioogaal.com/radio/axad1.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

One Response to Dhagayso: Barnaamij Xagee kuhaboon Caasimadda Soomaaliya ma Kismaayo, Hargaysa, Garoowe, Baydhabo Barnaamij Xiisa baddan Radio Ogaal