Dhagayso: Beesha Habar-gidir oo iclaamisay dagaal ka dhan ah Beesha Biyamaal

Filed under: Wararka |

Dagaalkan ay odayaasha beesha Habargadir iclaamiyeen ayaa soo baxay kadib markii ay kulan ay dagaaladda marwalba kasoo cusboonaanaya deegaanadda shabeeladda Hoose.

Hoos ka dhagayso:
[audio:http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2014/06/nabadoon-beesha-habar-gedir-katirsan_2.mp3]

Dhanka kalena Webka Beesha Biyamaal ee Marka-Caday ayaa qoraya in
Deg Deg: Ciidamada Deegaanka Oo goordhow la Wareegey Deegaanada Shalambood, Gandaawi iyo Buufoow
Kilig garee si aad warka oo dhamaystiran u akhrido