Dhagayso: Cuuke oo sheegay in ay muhiimtahay in shacabku xoolahoodda illaashadaan oo Wasiiradda laxisaabtamaan

Filed under: Wararka |

cuuke
Inta baddan Soomaalidda waxaynan baran haba yaraatee sidii ay ula xisaabtmi lahaayeen dadka ay Masuuliyadda u dhiibtaan.

Shacabka ayaa laga rabaa in ay ka dhiidhiyaan hadii aan latusin waxoodii meesha loo isticmaalay, waana in uu jiraa Hantdhowr madaxbanaan oo laxisaabtama wasiiradda iyo Madaxda.

Waxaa wax lagu farxo ah in Proff Cabdiwali Gaas oo khudbadii u danbaysay yiri Insha allaah Dawladaydu waxay aburaysaa nidaam fuliya 0 tolerance of corruption.

Halkaan ka dhagayso hadalka Cuuke
[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2014/01/cuuke-sax.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Daawo Khudbadii Cuuke ee Doorashadda Madaxwaynaha Puntland.