Dhagayso Faysal cali Waraabe: wadahadallada Somaliland iyo Somalia wadahadaladda waxaa nala galay dawlad Gobaladeed ee looma dhama

Filed under: Wararka |

faysal-Muuse biixi-Samaale

Faysal Cali Waraabe ayaa maanta qiray in wadahadalka Soomaaliya iyo Soomaliland aan loo dhamayn ee ay yihiin dadkaan ay lashiraan maalin kasta Dowlad Gobaleed kamidda Dawlad Gobaleedyadda Soomaaliya kajira mid kamidda, calashaan muxuu Faysal kawadaa Dawlad Gobaleedyo waa qabiilo, calshaan Dawlad Gobaleedka Puntland waa Daarood, Dawlad Gobaleedka Soomaaliland waa Isaaq, Dawlad Gobaleedka Banaadirland waa Hawiye.

Faysal wuxuu kawadaa waxaan lashiraynaa waa Dawlad Gobaleedka Banaadir calashaan Hawiye kaliya ayaan la shiraynaa ee Daaroodkii iyo Soomaalidii kale kusoo dara.
Halkaan ka dhagayso hadalka Faysal
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/01/faysal-cali-dawlad-goboleed.mp3]

Ama Moobaalkaga ka dhagayso

Halkaana ka dhagayso waraysiga oo dhamaystiran
[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2014/01/Faysal-Cali-Waraabe-Mucaaradka-Somaliland.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso waraysiga oo dhamaystiran