Dhagayso Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo kahadlaya Mustaqbalka DFS iyo Puntland

Filed under: Wararka |

Afhayeenka Isimadda Puntland Garaad Ciid ayaa barnaamijka Martisoor ee Radio Dajir uga waramay siyaasadda uu ka aaminsanyahay xaaladda ay hada Soomaaliya marayso, khaasatan xaaladda siyaasadeed ee DFS, tan Puntland
garaad ciid
Hoos ka dhagayso:
[audio:http://radiodaljir.com/resources/files/Martisoor_Tallman_Garaad%20ciid%20siyaasadda_Grwe%2027-Feb-2014.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso