Dhagayso Gudoomayah bakool Tall oo sheegay in dagaaladii Bakool ay kusoo biireen Onlf iyo New-Poliec

Filed under: Wararka |

Gudoomiyaha Gobalka bakool Tall oo VOA u waramayay ayaa sheegay maadaama ay bakool kutaal Xuduuda in dagaaladii awal u dhaxeeyay Amisom Iyo Dawladda oo dhana iyo Shabaab oo dhana ay hada kusoo biireen Ciidamo ONLF oo doonayay in ay dhanka Ethiopia u gudbaan maadaama meeshii ay mari lahaayeen ay Shabaab haystaan ay khasab ku noqotay in ay Shabaab iyo ONLF isku dhan noqdaan,

Dhanka Kalena Gudoomiyaha ayaa sheegay ay dagaalka kusoo biiran ciidankii DDSi ciidankii dawlad deegaanka Soomaalida ee loo yaqaaan New-Police iyagoo dagaalka uga qaybqaadanaya si aynan ONLF usoo dhaafin Xadka
Hoos ka dhagayso
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/06/bakool-tall-dagaalka-newpolice-onlf.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso