Dhagayso: Hooyo maskiina oo wiilkeedii ay galaafteen aanooyinkii ka dhexeeyay Beelihii kudagaalamay Shabeeladda hoose.

Filed under: Wararka |

Hooyadan oodhashay wiilkeeda oo layiraahdo Cabdiwahaab ayaa ka sheekaynaysa wiilkeeda oo kasoo kicitimay Marka una socday Buulamareer oo ay markaas maama caasha iyo wiilkeedu ay beer ku leeyihiin.
maamo-Caasho
Hoos ka dhagayso
[audio:http://markacadey.com/wp-content/uploads/2014/06/maamo-caasho.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso