Dhagayso: Shirar isgarab socda oo maamulo lagu samaynayo oo Baydhaba kasocda iyo mowqifka Madaxwayne Xassan Shiikh

Filed under: Wararka |

BBC Soomaali ayaa ka diyaarisay warbixin tafatirin oo kusaabsan shirara maamulo is feer socda sidii looga hirgalinlahaa hadda looga arrinsanoyo

Labadan shir ayaa kala aaminsan laba fikir oo qolana ay leedahahay waxaan samaynaynaa maamul 3 Gobol ka kooban halka kooxda kalena leedahay waxaans samaynaynaa maamul 6 Gobal ka kooban

[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/03/shirarka-Baydhabo.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso