Dhagayso Siyaasi Cawad Casharo: Siilaanyo xagee kakeenayaa lacagtuu dekadaha ku dhisayo, muu dakadaha ka sameeyo bulaxaar iyo xiis, ma xoogaagii shacabka warsangali ee hargaysa lasoo marsiiyo ayuu nowgu dhisayaa, may dadka deegaan iyaguba aduunwaynaha baryaan

Filed under: Wararka |

Xildhibaan Cawad Casharo oo kasoo jeeda deegaanadda Maakhir ayaa hadalo adag saxaafadda soo marsiiyay arrimo badana ka hadlay.
cawad casharo
Xildhibaanka ayaa sheegay in lacagaha deegaanadda Maakhir ay un-tu soo marsiiyaan Hargaysa sidaa awgeedna lacagaha ay Soomaaliland siiyaan askarta dadka deegaanka ah ay tahay lacagihii un-ta.

Xagee ka keenayaan lacagaha ay leeyihiin Dekadaan ku dhisaynaa ama Isbitaalaan ku dhisaynaa, Dawaca haday hayso wax ay dabadeeda ku dadato iyadaa dadan lahayd, haday wax haystaan may deegaanadooda dekada u dhistaan, xagee ka keenayaan lacagta ay Dekadaha nowgu dhisayaan, ma xoogaaga aduunwaynaha lagasoo baryay wax nowgu dhisayaan, maan inaguba barino aduun waynaha

[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/03/cawad-casharo.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso