Dhagayso wixii Dr Baadiyow uu kudhaliilay dawladda oo rumowday

Filed under: Wararka |

Halkaan ka dhagayso halyay Dr Cabdiraxmaan baadiyow oo ay Beesha Wacaysle/Abgaal ama beel hoose ay islayihiin Madaxwayne Xassan Shiikh

[audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/07/Waraysi-Baadiyoow.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Runtii Dr Baadiyow waa halyay ay Soomaalinimo ka buuxdo oo aragti fog ku ogaaday in ay haboontahay in Xassan runta loosheego oo qaladaadkiisa farta lowgu fiiqo, maadaama uu haysto taladii 10 Million ee Soomaalidaa.

Dr Baadiyow ayaa u tilmaamaya Soomaalidda in shakhsi kasta oo qaldama runta loo sheego xataa hadii uu adeerkaa yahay