Dhagayso:C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey:Meel aan rabay roobna igu hel, Gaalkacyo waa meeshii aan rabay inay noqoto meesha ugu horaysa ee aan doonayay in tago

Filed under: Wararka |

camay

C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa maanta markii uu waxyar Gaalkacyo ku hakaday ka jeediyay Khubad uu aad ugu amaanay reer Gaalkacyo.

Sidoo kale ayaa hadda kahor waxaa reer Gaalkacyo saas oo kale u amaanay Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland, sidoo kale Faroole ayaa markii ladoortay yiri Gaalkacyo waxaa laga helaa dadka ugu firfircoon reer Puntland.

Laakiin Amaantaasi ma mid ay reebeen reer gaalkacyoodkii horaa mise waa amaan ay wali mudanyihiin

Hoos ka dhagayso Khudbadda C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland
[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2014/01/MADAXWAYNE-xigeenka-PPL-sax.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso