Dhagayso:Golaha Samatabixinta Puntland oo Gaashaanka ku dhuftay Heshiiskii ay saacid iyo Faroole Gaareen

Filed under: Wararka |

baaqpuntland
Golaha Samatabixinta ee Puntland ayaa Gaashaanka udaruuray Heshiiskii ay wada gaareen Saacid iyo Faroole, iyagoo sheegay in ay marar badan lahadleen Saacid una sharaxeeen sidda uu Faroole Cadaaladii iyo Sharcigii Puntland.

Hada waxaan la yaabanahay sidda uu Saacid ula saftay Garab kamidda Garabyadii Puntland isku hayay.

Afhayeenka Golaha Maxamed Axmed Saciid oo Saadaal Media u waramaya ayaa sheegay in laga Gudbay xiligii shakhsi uu kaligi go’aan iska gaarijiray oo lajoogo xiligii shacabku ay go’aanadda muhiimkaa gaarijireen sidaas darteedna looga fadhiyo Baarlamaanka Soomaaliya uu arrimahan ka dhiidhiyo oo Daktaatoor faroole shacabka Puntland ka qabto

Halkaan ka dhagayso waraysiga.
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2013/03/Maxamed-Axmed-Siciid-Afhayeenka-gollaha-Satamibixinta-Puntland-ee-gobolka-Barri.mp3]